Gudoomiyaha Maamulka muranku hareeyay misna KMG ah ee Juba Axmed Madoobe iyo wafdigiisa oo maanta xaflad qado ah loogu sameeyay Muqdisho ayaa waxa ay ka sheegeen in shirkii lagu waday inuu Muqdisho uga furmo dhamaan beelaha Jubooyinku ay u wareejiyeen magaalada Kismaayo.
Hadalkan oo u muuqda mid meel ka dhac ku ah heshiisyadii awalba la diidanaa ee Dowlada iyo kooxda Raaskanbooni ay ku soo galeen magaalada Adis-Ababa caasimada Itoobiya.
Hadaba warkaan ka soo yeeray kooxda Axmed Madoobe ayaa waxaa ka horyimid dhamaan beelaha dega gobolada Jubooyinka.
Halkan ka dhegayso dhinacyada warkooda. Unknown Album
Ku dhegayso Mobilkaaga madmadoobe
waa arin aan laga fikirin in lala heshiiyo ama lagala hadlo arimaha juboyinka ninkan axmed madoobe iyo kooxdiisa..wana la arki doonaa mustaqbalka wuxu keeno ama u ku soo zaaidiyo soomaaliya..
Comments are closed.