Dhegayso..Rag iyo Dumar ciidan laga qoro miyaa laga waayay reer Shabeelaha hoose.

7
91

afgooyee

 

 

 

 

 

 

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in gobolka la geeyay ciidamo beeleed reer Galgaduud ah oo huwan magaca ciidamada Booliiska iyo kan Nabadsugida Dowlada Fedraalka ah ee Soomaaliya.
Ciidamo beeleedkaan la geeyay gobolka ayaa sida la sheegay waxaa codsaday gudoomiyayaasha degmooyinka iyo ka gobolka Shabeelkaha hoose.

Si kastoo loo dhigaba ma ahan markii ugu horaysay ee Ciidan beeleed kasoo jeeda gobolka Galgaduud la geeyo gobolka Shabeelaha hoose talaabo tan la mid ah waxaa horay u qaaday maamulkii Carta ee Cabdiqaasim Salaad Xasan madaxweynaha KMG ka ahaa xiligaasina waxaa la sheegay in Xildhibaanada iyo xubnaha wasiirada ee gobolka kasoo jeeda ay codsadeen in ciidamo la geeyo gobolka sidaasna waxaa ku soo baxay Burcad Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade(Nacalatulah Calayhi).

Halkan ka dhegayso Warbixinta.

Unknown Album

7 COMMENTS

  1. ii dadka gobolka sha/Hose degaa iyiga managada karaan miyaa ciidan militiri ?sey logakeneyaa gobolka mudug ciidan milariti iyo bolis lagakene mudug maxaa idin gabanayaan amba xagabsideen gobolka sha/HOse? su.aalshe jibaabte siyasiyiinta digil iyo mirifle iyo ogonyaganida ayaa karabaa ? asc wabilaahi tofiig

  2. scw salaan kadib waxaan idin sheega aniga waxaan ahay dadka kasoo jeeda marka kudhashay unadhashay dhibaatada dadka reer marko haysta ma ahan mid gobolada dhexe looguyimid keliya ee dhibatada wexey kaimaanoysa dadka asalka oo marka isladega oo aan wax isu ogolen oo aan isqadirin oo qolaa huweysan qoladas wexey rabtaa iney iyada awood kumaquuniso kuwa kayimid galgadud wexey okyihiin in magaalada marka dadka asalka iney yihihin qabaailada looyaqan 12koofi ooah qabaail kakooban12qawiil oo kuabtirsada banaadiri ama giwilcadka iyo biimalka oo asna waxkadego marka beemalka wuxuu rabaa in uu isaga gaar usheegto marka oo uu dadka kadhaadhiciyo inuu marka biimal leeyahay maadama uu asaga huweysanyahay qabaailadasna aan hadlikarin isasoo sharixi karin aayahooda kahadli karin oo madax furasho uhaaysto kuwa kayimid gobolada dhexe arintan ayey okyihin oo xaqiiqada ah madaama xilgii fowdada dhan aykatalin jireen hadaba biimaal xooga uu usheeganoyo dadka reer marko oo uguyaran degan 800sano oo aan uogolen iney magaladan isladegen yihin oo uguwada noolaada si cadaalad wax wada qeybsikudhisan maogolan hadal oodhan waxey kusoo koowen hawar gidir ayaa naboowoyso oo qofkii maqlaa hadalkas wuxuu isleeyahay magalada marka biimaal keligiisa ayaa iskaleh oo cidkaloo marka laleh majirto sidas xataa madaxweynahan oo qibrada lehen uuaaminy hadalkii biimaasha oo ahaa waalee boobooya ma eheen waanala booboya markii madaxweynaha markategeyna wuxuu lakulmay keliya biimaal weliba guri oo biimaalka leeyahay uu ulakulmay waa sidey biimalka riyadoodi ahaa xasan shiikh wuxuu yiri waxaan lakulmay dadka reermarko oo uusan arkin xataa halqawiil dadka reermarko asagoo ah masuulka ugu sareeya oo kitaabna kudhartay aad ayaan uga xumahay wuxuu kuyiri biimasha idinkasoo xula dadka maamulka kanoqanayo marka waa hadal laga yaxyaxodo waxaa iicadaatay in qofka qoriga haysta oowax dilikara wax dulminkara barakicinkara maxaabiista iibsankara inoo dowlada xageeda sharaf kaleeyahay kuley anigu marabi inaan noqdo daalim axsan aan ahaado madluum qofka balwadiisa noqotayna dulumka adigana waxkale ayaa ilaahey kugu saledaayo

  3. Asc reer banadiri war nimayahow laba carabka iska daya midna habargidir midna 12 koofi cid xaqiina inkirsan ma ahan biyamaal waxa xaquqdina qatey wa abgaal iyo habargidir marka ilaah ka cabsoda oo dadka walaalihina ee miyimaal yana la idinku dirin anagu waxan diyaar u nahay inaan xuquqdina so dhicino ee xamar banaadiri midnimo iyo maslax waarte goofur galbeed ha is raacdo ha midowdo.

  4. Maxamednuur sxb waa wax laga xumaado in maanta aad tiraahdo biimaal ayaa xoog igu heysto adigoo aamusnaa marka tuugada reer galgaduud heer ay gaareen inay gabdhihiina xoog ku guursadaan…soo mafiicneen inaad hurdada waa hore ka kacdo mise doqonta sida walaalkooda loo xagxagto keliya ay yaqaaniin ee ma yaqaaniin sida cadowga leysaga dhiciyo..war biimaal xaq inaad magaalada ku leedahay wuu ogyahay qof gobolkaas u dhashay oo biimaal xaqooda qaadanaayo majirto..hana is calool xumeen waqtiga guusha reer shabeelada hoose ayaa soo dhow..xaqaagana waa helee..ee mid ayaan kaaga digayaa bro runta Rabbi ayaa kugu jecel ma biimaal ayaa xaqa gobolkaas ku tumanaya? mida kale bro hadii aad tahay qof ka yimid galgaduud oo dadka isku diraya banaanka isa soo dhig…

  5. Waxan aad arkeyso waa wax aan anaga isku keenay waayo anaga ayaa qoron weynay ciidanimo maanta yaan la calaancalin..mida kale inaan gebi ahaan reer galgaduud gobolka oo dhan ka saarno waa diidnayee yaan la qeylin..anaga hadii aan beesha biimaal waa soo bilaabnay dagalka xaq u dirirka dadka kalena wey iska seexdeen..maalinta aan dagaalka markacadey ka soo bilaabay hadii ay afgooye iyo meelaha kale xabad looga bilaabi lahaaa war cad ayaa soobixi lahaa..qof gobolkiisana ciidan gobol kale looguma keeni lahayn..ee aan aamusno sida aan weligen dhihi jirnay aan dhehno Alle ayaa noo maqan..midaas keliya ayaa noo fudude…
    maanta sheekada ciidan bey maree berito gudoomiyaha gobolka iyo dhamman gudoomiyeyaasha degmooyinka ayey la wareegayaan ee Alle aan talada saarano aana xaqeyna raadsano inta goori goor tahay hadii kle gobolka anaga ayaa koyto ka noqoneyno sidaas haloola socdo…wabilahi towfiiq

  6. Arika g/shabelaha hose wuu adkaday lkn waxan farin udirena xasan gurfurte iyo gabargidirta qaxa ukutimid mesha waxan lenahay wu dhamaday xiliga ad xaqena qadan laheden aniga waxan ahan wil kasojeda dagmada shalanbod wllhi uma dul qadan karno mar walbo in cidan gajo iyo dhac kusokoray in lano keno waxan sugena bis prof dalxa oo warka gobolka madasha xilibanada kahor aqrinayo hadi ogan ay nasiwayso dolad kushega oo xaranta iyo xolaha iyo dhulka digil iyo mirifle usodhigatay in an qore kaha47ka an iskaga xoreneno hubna wan hesana dadna wan hesana insha allah

  7. Marka hore waxan salamaya walahayga digil salan kadib waxan idin leyahay anigo ku hadlaya afka iyo magaca mirifle cade waxan har iyo haben lasexan la ahay xanun igu ah inan maqlo warka qaarkod kaso nin damiir iyo dhiig leh uu ka xisho dhimasho , marka waxan udiyar u ahay inan cadawga inagu soo duulay ka xoreyo wadanka insha alah idunkuna waxan idanka ineydan garabkeyga ka bixin insha alah weynu guuleysan inago kuduleyno magaca mamulkena k/galbeed hanolato digil iyo mirifle ha nolato

Comments are closed.