Dhegayso..Xerada barakacayaasha ee Badbaado oo lagu badbaadi la'yahay

0
80

xerada badbaado

 

 

 

 

 

 

Xerada badbaado oo ka mid ahayd xerooyinkii Qaxooti ee ka samaysmay magaalada Muqdisho ka dib kolkii ay koonfurta Soomaaliya ku dhufatay abaar daran sanadkii 2011 ayaa haatan waxaa laga dayrinaayaa xaalad nolol xumi oo lasoo gudboonaatay qaxootigii ku jiray gudaha xeradaas.

Hadaba waa maxay sababta keentay in Xerada Badbaado kuwii biday inay ku badbaadaan ay u badbaadi la’yihiin.

Unknown Album