Xilidhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa ku edeyeey Dagaalada ka dhacay gobalka Sh/Hoose inuu ka dambeeyo Wasiirka Arimaha Gudaha Cabdikareem.
Dalxa ayaa sheegay in Dirirta ku dhex marta Gobalkaas Beelaha dega iyo kuwa socdaalka ku yimid ay masuliyadiisa qaadayso DFS gaar ahaan Wasiirka Arimaha Gudaha.
Halkan Kaga Dhegeyso Mobilkada
Daafeet.Com
prof-Dalxa a nin u taagan gobolka mar walbana ka sheega runta waxa ka jira gobolka..waan ku amaanayaa sida uu u gudanaayo shaqada uu u hayo shacabka gobolka dega runtii…waxan ku borinayaa inuu ka aamusiin xumaanta lo maleegayo dadka nabada jecel ee ku nool degaanka..
Waa sax hadalkaga wad mahadsantahay mar hadii ad nocadesay wax naga qarsanaa prof dalxe hadii ay qadan lahayen dhaman xilibanada g.kasojeda rayigaga oo kel xal ware aya lohili lahaa lkn hada warka habargidir wudhamaday mamul ayana lasamenayaa gobolada konfur oo lodhan yahay qoxotiga noyimidna dib ayan iskiga rarenaa insha allah way dhamatay sodhaweyn
Kkkk hore ayaa waxa loyiri halboli ah nirig xalal ah madhasho war duliga madobe ladhahayo oo kililka kasoqaxay oo donayo in dhulka digil iyo mirifle in uu ben kuqato wllhi tasi dhicimeso mana dhici donto ayan lenahay manta waxu kenay in shirki xaranta ahaa ee muqdisho kadhici rabay in oo kismayo uwarejiyo kole owalba shirka adis ababa xaranbuu ahaay xaranta xaran bedhashaaa
Prof dalxa waa nin aqoon yahan eh oo lasocodo sida ay wax u socodaan waan runtiis dagaalka ka dhacayo sh/hoose waxaa ka danbeeya wasiirka arimaha gudaha taasi waa run waana lagu cadeynayaa habar gidir sh/hoose maxaa keeney wixii dhibaato meesha ka imaado waxaa ka masuul ah kan hun ee wasiirka sheeganayo ee habar gidir viiiva digil&mirifle dhulkiina ka difaacada cadowga idinku soo duuley
reg iga dhex dalxa sidaa ayaa looga bahan yahay qofka wada niga ah inuu ka fikiro dal kiis iyo dadkiis waa u ku maxad sanyahay dalxa
Comments are closed.