Dhegeyso:- Gudomiyaha Gobolka Bay oo ka hadley Shir loogu Gogol xaarayey Maamul u sameynta 6da Gobol ee Konfurta Somaliya

3
144

hoosoowMaamulka Gobolka Bay ayaa maanta gelinkii dambe waxaa ey soo qaban qaabiyeen shir, Shirkaas oo ey kasoo qeyb galeen saraakiil gudoomiyaha goblka baay iyo kuxigeenadiisa wayna kaga hadlayeen qaabkii ay u dhisan lahaayeen Maamul goboleedka 6da Gobol ee koonfurta Somaliya.

gudoomiyaha gobolka baay cabdi aadan hoosow oo hlkaasi qubad kajeediyay ayaa sheegay in ay sameenayaan waxa ay jecel yihiin shacabka digil iyo mirifle wuxuuna intaas ku daray in 130 qof oo digil iyo mirifle ay dibada kasoo socdaan waxaana uu ku booriyay in aayahooda katashadaan

hadalka gudoomiyaha gobolka bay waxaa ka mid ahaa.

Cabdi Hoosow 

Halkan Hoose Kaga Dhegeyso Mobilkada

Cabdi Hoosow Mobile 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. Masha allah madax sre iga dhex hoosow iyo shiine maclin nuurow allah ha idinku garabgalo hoosha culis ee ay wedaa waa idin soo taagyeereynaa insha allah daarood &hawiye waa iska difaaceyna viiiiva raxaweyn

  2. walaahi sheeko sex waayi GEELAAN YAA LAXA GEELAAN YAA ISKA LEX GEELAAN YAA ISKALEX istafurilax anigabaa iskalax wangaddime waa sheeka jerto oo dhab ah waaye warka xada kasobaxey godomiyaha goblka by dr cabdi Adan Hoosow waa geso dhacadey o run ah weeyi xadni waa siisocotaa waa caadi dhagameedyada maxatiriga ayaa ka midtaxay godomiye dr ABDI ADan HOOSoow run ah waayi

Comments are closed.