Cabdi Ibraahim Shaamoow (Cabdi dheere) oo ah taliyaha qeybta Booliiska Gobalka shabeelaha hoose ayaa sheegay in ammaanka Gobalka Shabeelaha hoose uu yahay mid wanaagsan oo aan dhibaato ka jirin xilligan.
Wuxuu sheegay in ciidanka Dowladda ka tirsan ee qoryaha ku dhexwadan jiray Afgooye laga mancuuay inay hubka ku dhexqaataan amarna lagu siiyay inay dib ugu noqdaan xerooyinkooda.
Taliyaha ayaa dhanka kale ka hadlay warar sheegaye in isbaarooyin dib loosoo dhigtay inta udhaxeysa Muqdisho iyo deegaanka Num50 ee Gobalka Shabeelaha hoose.
Halkan Kaga Dhegeyso Mobilkaada
Taliyaha cidanka boliska sh hose mobil
Daafeet.Com
Waa idin salaamayaa dhalinyarada ukacday inay gobolkooda maamulaan waana guul usoo hoyatay gobolka shabeelada hoose..
Ujeedka isbaaro ayaa lasoo celiyey loo leeyahay ayaa waxay tahay isbaaro habar gidir gobolka halagu soo celiyo oo qarsoon.
taas wey dhamaatay imaamka hadalkaas yiri sidaas haloo sheego.
gobolka shabeelada hoose dad baa u dhashay ee xaaraanta aad weligiin gobolka ka cuni jirteen wey dhamaatay.
Mida kale Imaamka ayaa kadhawaajiyey in ciidan cusub lageeyo gobolka..taas waa in laga digtoonaadaa waayo waa jar cusub oo ay imaamyada noocaan oo kle ah iyo dhamman kuwa ku shaqada leh wasaarada arimaha gudaha..waayo waxaa la doonayaa in gobolka la keeno ciidan reer galgaduud ah si ay xukun milateri ugu qabsadaan gobolka..
Gobolka dhalinyaro buu leeyahay ee dhalinyaradaas hala towbaro weliba gobolka gudihiisa halagu tababaro sida jasiira iyo meelaha kale ay dowlada gacanta ku heyso ayaga ayaana gobolka amaankisa ku filan..
hadiise taas la waayo oo ciidan galgaduud ka socdo la keeno gobolka in gobolka uu faraheena ka baxay aana koyto ka nahay..
Fariin ku socota dhalinyarada gobolka war hala qorto ciidanimo si loo badbaaadiyo shacabka gobolka iyo kheyraadkiisaba…
hadii kale kheyraadkeena ayaa nalgu baabiin doonaa sida dhacday waa hore ee ahayd inta kheyraadkeena laqaato kadibna lagu soo iibsado hub oo kadib na lagu cadaadiyo..ee hurdada ka kaca ciidanimo qorta ee shacabka badbaadiya..
yaan shaati qabiil magac dowladeed na looga dhigin…thnks
Walaleheyga sh.hoose waxbo haka baqin cidan shan kun ah ayaa la,idin soowadaa oo digil iyo miriflo ah in sha alah
Asc waan salaamey dhamaan shacabka g/shabeelaha hoose taliyahaya ciidanka booliiska gobolka mida xigta waxaan leeyahay ku dadaala horumarka gobolka sual ayaan waydiin lahaa taliyaha ciidanka taa soo ah maxaa u diiday in laga dulqaado afarta degmo ee harsan cadowga dhibka ku haya dadka deegaan ah sida degmada Baraawe, Kurtunwaarey Sablaale and Qoryooley
Comments are closed.