Hoggaamiyaha maamulka Raskambooni, Axmed Madoobe ayaa maanta ka badbaaday isku day la rabay in lagu dilo kaddib markii qof isa soo miidaamiyay oo watay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa uu ku dhuftay gaari uu saarnaa hoggaamiyaha.
Wafdi uu hoggaaminayo Axmed Madoobe ayaa barqadii maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kaddib socdaal shaqo oo qaatay shan maalmood oo ay ku tageen magaalada Muqdisho.
Qaraxan ayaa geystey dhibaatooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac inta la ogyahay ilaa iyo iyo hada waxaa ku dhintey 6 qofood waxaana ku dhaawacmey in ka badan 11 qof oo dhamaantood u badanaa dadka rayidka ah.
Xaaladda magaalada ayaa kacsan, bandow ayaana lagu soo rogay. Sidoo kale khadka isgaarsiinta ayaa hawada laga saaray.
Daafeet.Com
Awalba haqdaro ayaad kusocotey markaa waad istaaxishaa waliba in lagu ciqaabo sidaas darteed ka fogoow dhul aadan lahayn tuug yahow tuuga dhaley
Waxii an kularabnay ayad kabaday dignin ayee kutahay odayow oo qaxa kuyimid dhulkena wllhi mida manta waa kucashir ee waxan kuleyahay mida danbe aya kasixun ee dhulkena iskiiga bax adigo dhawac ah ama sidii ina ader ges sidoo ugucararay ayad ugu cararidontaa tugyow madobe
Comments are closed.