Waxaan shaley wareysi dheex oo dhinacyo badan taabana aan la yeelaney gudoomiyaha gobolka Bay cabdi Adan Hosow wuxuuna inoo sheegey in xaalaga guud ee gobolka uu yahay mid degen oo aan wax dhibaato ka jirin.
Gudoomiyaha ayaa waxaa kaloo wax ka taataabtey abaabulka weyn ee ka socda degmada baydhabo kaasoo ah sidii maamul loogu sameyn lahaa 6da gobol ee koonfurta somaliya kaasoo erooyin badan oo ka socda dalka dibadiisa ey hada ku sugan yihiin magalada baydhaba.
Gudoomiye cabdi Adan ayaa si buuxda uga soo horjeestey heshiiskii ey dhawaan wada galeen dowlada federalka iyo axmed madoobe balse waxaa uu sheegey ineysan haboonen in laga boxo dowlada balse ey fiican tahay in looga hortago si siyaasad ah oo aan ku jirin caatifo.
wareysigii oo dhan halkan hoose ka dhegeysta
Halkan Hoose Kaga Dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
Digilow waxaad tihiin iyo ujeedadiina waa la garan waayey, maxaa yeelay qeybtiina loogama jeedo madasha shirweynaha, xitaa malaaqyadii ama suldaamadii Digil si buuxda ma uga soo qeybgalin, aqoonyahanadiisa iyo qurba-joogiisa ma imaanin shirka, maxaa sabab u ah? Digilow hadhoow ayaa rabtaa in gadaal ka hadashid (sedbursi iyo iwm). Hadii aad imaanin shirka sidee ku imaanayaan qabaa’ilada idinla deganaayeen. Digilow kaalintiina way ka maqan tahay.
Gudoomiyaha muxuu wax ooga qaban waayey ninkii diley Dhaladheere oo wili si xor ah u dhex maraaya baydhowa? Xaaladdaas ma deganaashaa? Nin masuul aha yaa la diley, ninkii diley waa loo jeedaa lamana qabanaayo maxeey tahay? Malaaqbaa la diley ninkii diley lama yaqaano ma goobtaasbaa deganaansho lagu tilmaami karaa?
Fdlan nebedgelyada wax ka qabta hor marbaan gaareeynaa haddii kale wiligeen meeshaasaan joogeeynaa oo siyaasiinteen iyo malaqyadeena lagu si tartiib ah loogu leyndoona degmadooda iyo guryahooda
dowlada haafadaha moqdish anaga waanu kabaxana sida aan u dhan nahay digil iyo mirifle kuma jirno dowlada xasan qabilaysti iyo kuwa itopi kayimid regna wadankiisa reg maboobi karo
Hoosow waad mudan taxay in lagugu dhigo maxadweynaha koonfor galbeed
G.hasow wad mahadsantahay hadalkaga wa dhab dalkana dib ayan ugu solabanenaa markale lawad hanbalyo ayan hawada kusomarinenaa wllhi waxad istahishaa in madaxweynaha mamulka lagu dorto marka waxan kudhilahaa isasotag boskasi cidkaga mudan majirto codna wad helesaa godomiye
Comments are closed.