Magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho waxaa ka kala dhacay kulamo xasaasi ah oo ay yeelanayeen siyaasiyiinta iyo odayaasha beelaha digil iyo Mirifle.
Kulamadaas ayaa ahaa kuwa iska soo horjeeday, waxaana kulankii Muqdisho lagu falanqeeyey sida laga yeeli lahaa maamul u sameynta 6da gobol balse waxaa muuqata in Prof Jawaari iyo Xilma dhibaanada Digil iyo Mirifle eysan u muuqan arintaas.
Qaar ka mid ah Qurbo joogta Digil iyo Mirifle ayaa dhaleeceyn usoo jeediyey gudoomiyaha Barlaman Prof Jawaari oo aad moodo inuu ku jiro hurdo aad u dheer halkii uu umada uu matalo wax uga qaban lahaa uu ka door bidey inuu baabiyo.
Halklan Hose Kaga Dhgeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
wa aran eed lanka xumaada inii jawaari dhugunsada waaya dadshey d-i mirifla ..oo usa horkaha dad haka horjedan danta shacabka k/galbeed soomaaliya..runtii una cadow badan ya qabna nasiib dorawu ini dadkaana ama masuuliyiintana sida an dhaqamaan oo ka taliya wayan danta umataana..
Ma xuma, laakiin Jawaari keligiisa ma ahee dhammaan ragga horboodaaya siyaasadda Digil iyo Mirifle haddaan la iska qaban wax isbeddel ah oo Digil iyo Mirifle laga sugaaayo lama arko…. Yaan la daalin…
Comments are closed.