Waxaa maanta xabsiga dhexe ee Muqdisho lagu xiray Sh Soomow oo kamid ahaa Sraaakiisha Ahlu Sunna Waljamaaca, xarigiisa ayaana su’aalo badan la iska weydiiyay.
Sheekh Soomow wuxuu sheegay inuu xiriir la sameeyay wasiirka garsoorka iyo arrimaha diinta ee xukuumadda Soomaaliya, Cabdullaahi Abyan Nuur si uu kiiskiisa u soo farageliyo.
Markii lasoo daayay ayaa Sh Soomow uu saxaafada u sheegay in sabab la’aan loo xiray, hase ahaatee loo sheegay in xarigiisa uu amray madaxweynaha DF Soomaaliya.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada
soomow Mobil
Daafeet.com