Dhegayso…Anaga Waxaa na aqoonsan Caalamka ee Digil iyo Mirif yaa aqoonsanaya CIDNA.

6
163

hilowleHilowle Aden oo ka mid ahaa maamulka kooxda Axmed Madoobe haatana ku sugan magaalada Kismaayo ayaa Wariyeheena KoonfurGalbeed waxa uu ka wareystay kulankii magaalada Muqdisho ku dhax marey Axmed Madoobe iyo madaxda ugu sareysa Dowlada,shirka lagu wado in Kismaayo lagu qabto,Xaalada Amaan ee Kismaayo oo ay ku sii bateen Dilalka iyo arimo kale oo ay ka mid yihiin aragtidiisa ku aadan Xildhibaanada Digil iyo Mirifle ee ku sugan magaalada Luuq.

Ugu horeyn su’asha uu weydiiyey Wariyeheena ayaa waxay ahayd bal inuu sharaxaad ka bixiyo natiijooyinkii ka soo baxay kulamadii Xamar kadhacay,waxaana uu ku jawaabay?

Halkan ka Dhegayso.

Wareysi dheer oo ku saabsan Jubbooyinka

6 COMMENTS

  1. Odayashan Worl Lordayaasha ah oo marki xoreyna ONLF ahayeeyn marki dambena Shabaab ahayeeyn hadan raskiambone isu bixiyeey Maxkamada Dahir Aweys la sarayo aya ayagana Sugeyso waxba waqtiga ha iska dhuminina Imriga uu ku jiro iyo wuxu ku hadlayoba isma laha.dad hishod ka tagey oo Boob dhac Sed bursi lagu so koriyeey ayaa la raba inaan la dil gareyno Subhanallah.ASW aan idinka magan galney.

  2. wa tuug horjooge u ah koox burcad ah marka waa in maxkamad la soo saaraa..sababtoo ah wuxu ka mid ahaa dadkii colaada ka huriyey gobladasi kuna dhinteen dad aad u tiro badan oo shacab ah..

Comments are closed.