Dhegayso..Beesha Mariixaan oo aad u dhibsatay wafdi Xildhibaano ah oo gaaray gobolka Gedo.

5
175

garoonka DoolowXildhibaano todobo ah oo kasoo jeeda gobolka Gedo ayaa waxay maanta gaareen magaalada Luuq ee gobolka Gedo.

Xildhibaanadan oo kasoo jeeda beelaha Asalka ah ee Digil iyo Mirifle ee gobolka Gedo ayaa waxaa horkacayay Xildhibaan Cismaan Libaax waxayna barqadii maanta kasoo degeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Doolow waxayna isla caawa gaareen magaalada Luuq.

Imaatinka wafdigan Xildhibaanada ee gobolka ayaa waxaa aad u qoonsaday(Dhibsaday) Beesha Mariixaan halka todobaadkii hore ay gobolka yimaadeen Xildhibaano ka socday beesha Mariixaan.

Hadaba si aan wax badan uga ogaano safarka Xildhibaanada gobolka Gedo ayaa waxa uu wariyeheena KoonfurGalbeed ka waraystay Diyaad Cabdi Kaliil oo ah Taliyaha Booliska Degmada Luuq.

Su’aasha ugu horeysa ee uu weydiiyey Diyaad ayaa waxay ahayd Xildhibaanadan soo gaaray magaalada Luuq iyo waxa ay tahay ujeedadooda,waxaana uu ku jawaabay?

Halkan ka dhegayso

Wareysi dheer12

5 COMMENTS

  1. mareexaan meesha kuma laha ee howshiini wata arin marhore loo baahnaa ayaad wadaan mareexaan meesha magaca ayuu ku ilaashadaa ee maba daganaba waxa meesha booscelis ay ugeeyeen ilkayarta oo loo yaqaano boonta mareexaan kglbeed hadaahdee wey soconeesaaa

  2. Hadaa nahay beesha garre waxaa diyaar u nahey in aan nafteni u hurno walalaheni D&M. Waxaa diyaar u nahey in aan meesha ka saarno ilkayarta gedo. Konfurgalbeed ha guleysato

  3. qoomkii dulnimo niyaysta duliga ayuu ku sugnaanaya, MAREEXAAN oo maanta an ka badneen beel ka mid ah beelah DIGIL iyo mirifle inuu degmooyin nag haysto xaaram ayay ahed hdey dhacdayna mardabe yaysan dhicin hadii kale waxa haboon inan gabar digil iyo mirifle danbe la guursan,,,,, waxa xasuusta 2005 DAGAALKII walalaheena GARE iyo u dhaxeeyey mariixan, mareexan so qaaxey gare ka so ordey waxay yimaaden buurdhubo xita garbaaharey aya isu so aamini waayeen.

  4. digil iyo miriflow aamusnantena iyo tafararuqena waxay dhashay in dhulkena manta aan cidla ka joogno walalyal aan isku duubnaano oo aan iska dhicino cadowga dhulbobka kuso duulay deegaan keena dhamaan

Comments are closed.