Waxaa maanta magalada baydhaba ka socda bananbax aad u balaaran oo loga soo horjeedo shirka loo qabtey somalida ee ka socda magalada bruselles waxaa halkaasi isugu soo baxay odayaasha, haweenka, culumaudiinka ,dhalinyarada.
Malaaq shiine oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in eysan raali ka eheyn wax walboo kasoo baxa shirkaasi wuxuuna intaa raaciyey in dowlada federalka ey ku tumatey xuquuqda shacabka koonfur galbeed somaliya
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Daafeet.Com
masha allah waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan odayaasha malaaqyada dhalanyarada haweenka iskugu soo baxay dibada baxaga lagaga soo horjeedo dowlada haafadaxa mogdisho ee xasan safarow viiiva koonfor galbeed arlaadi
Comments are closed.