Dhegeyso: Suldaanka Beesha Daarood Suldan Beyle oo ka horyimid Maamul u sameynta Konfur Galbeed Somaliya

5
190

BeyleSuldaanka Beelaha Daarood C/casiis Daad (Suldan Bayle) ayaa Wuxuu Maanta ka Hadlay maamul u sameynta 6da gobol ee koonfur galbeed somaliya ee ey wadaan cuqaasha iyo waxgarad beelaha digil iyo mirifle.

Suldaanka ayaa sheegey qirteyna in beelaha digil iyo mirifle ey degaan meelo badan oo ka tirsan labada jube iyo gedo wuxuuse intaa ku darey in aan loo baahneyn in maanul kale hada la sameeyo balse kan ey kusoo biiraan wixii ey tabanayaana midkan kusoo gudbistaan.

Si kastaba arintu ha ahaatee hadaladan is daba taagan ayaa waxaa ey kusoo beegmayaan kolkii qaar badan oo ka mid ah xildhibaanada digil iyo mirifle ey dib ugu laabteen deegaanadoodii si ey ugu soo sameeyaan maamul.

 

Suldan Cabdi casiis daad

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

 

Suldan Cabdi casiis daad

 

Daafeet.Com

 

5 COMMENTS

  1. Ninkan asaga Suldan isu ah waan nin Dream ku Jira DM asaga lagala tashanayo anago wuxu noo yahay hadaladisa bartire Bug kuma yalo ee dherg dhacsi ni haay ee aha iska nac nac leeyo iska dhaafa Anaga waxan ku max max yoona Doora Kiik ley hayto Adina Tifowgale Wedoy.

  2. wuu iska hadley Wax uu ka hadlayaana ma yaqaan..shacabka k/galbeed danahooda ayuu xambarsan yahay mamulka la sameynayo, cid lagala tashanayo ma jirto runtii,,soomaaliyey saa ula socda..wbtfq

  3. anaga hada ka dib hawiye iyo daarood nama xumayaan kifaaya digil iyo mirifloow guul ayaad idin leeyahay hala taageero maamulka lixda gobol maay maay ayaaxumayesa maxaana maxaa ha ku ekaato qof kasta dadkiisa iyo dhulkiisa nin walba wuxuu u hanqaltaagayaa nimcada digil iyo mirifle fifa d/iyo/mirifloow israaca oo isku duubma ninkeena curyaanka ah oo na xukuma wuu nooga fiican yahay kan maxaa.

  4. wali kaloo digil iyo miriflee in sheegey inii yoo cidaacadoo ku hadalaan haflada dhigaan oo sidii walaagun hada kor ku hadalahaaya oo kale meelo inii oo dhisayan maamul in sheegan in sheegowba mi baahana canboogii jilib iyo mooskii afgooye salbukidii iyo galeeydii, malabkii bakool kismaaya iyo dekadii, yee dhidhmiyeena doo mi weelayaana habadaa dhegta la ku geliyee. reed run yee aragaayan.

  5. War suldanka waxa oo kahadlayo iyo cida oo uhadlayo mayaqano wayaab in suldana ay sidan kuhadlan war magaca suldan nimo halaga qado waxoo leyahay 23sano maxay udhisan wayen tasi asiga maxa kagalay oo ya udirsaday su ashana siqalad bu gujawabayaa shirka barasilis bu aday axmad midobe ayu kucelcilinaa waxan kuleyahay mamulka walasamenayaa wana lasamenayaa tasi wax kutalo ma ahan ayan kulenahay c/casisow

Comments are closed.