Damiir laawe Cabdulkadir Siidi Oo Ka Dhabeeyey Damiir La,aantii Lagu sheegi Jirey

17
292

siidiiGudomiyaha gobolka shabeelaha ayaa waxaa uu la socdey wafdigii ka qeyb galayey shirka brusels gudoomiyaha ayaa waxaad modaa hadalkii ey dadka ku sheegi jireen in uu lasoo baxay kolkuu yimid brusels.

Sida eynu ka warheyno gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose ayaa in badan waxaa uu dusha kaga fadhiyey horumarka gobolka shabeelaha hoose isagoo mar walba u adeegsan jirey kooxo dhul doon ah oo kasoo kicitimey gobolada dhexe ss dalka somaliya.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale marar badan waxaa lagu eedeeyey inuu masuul ka ahaa isbaarooyin badan oo yaaley gobolka shabeelaha hose isagoo qaar ka mid isbaarooyinkaasina uu isaga lahaa.

Dad badan oo ka tirsan gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa ey marar badan kaga hadli jireen damiir la,aanta gudoomiyaha taasoo ay sal kaga dhigi jireen wax qabad la,aanta iyo soo dhaweynta dad aan deegaanka u dhalan.

Damiir la,aantii lagu sheegi jirey gudoomiyaha ayaa kolkii uu tegey magalada brusels ayaa bananka lasoo baxay isagoo isku sawirey dhinacna ka heysta calanka kooxda dhul boobka ee juba taasoo micnaheedu tahay in gudoomiyaha uu mar walaba diyaar u yahay inuu taageero ama soo dhaweeyo koox walba oo duulaan ku ah dhulka koonfur galbed ee somaliya.

sidii

Somalida qaarkood ayaa waxaa ey ku caan baxadey nin jecleysi iyo reer jecleysi taasoo ey mararka qaarkod ey sababeyso in qof aad ku taageerto dulmi iyo xaqdaro, Balse su,aasha la is weydinaya ayaa wexey tahay dadkii Cabdulkhadir siidi ku taageeri jirey dulmiga maadaama uu hada gaarsiiiyey meesha ugu sareysay mexey ku taageeri doonaan.

 
Daafeet.Com

 

17 COMMENTS

  1. kan ookale dadka damiirka leh oo dhiiga iyo garashada ku dheer ooku weyn wey ku jiradaan walaalow ha soosaarin nacasna hooya dhashey ninka raga aha hooya dhashey waan nacas oo digil iyo mirifle dantooda aqaanin laakiin doora yee kiiw eraasee rifoowkiin la jeeda waa hal qof kumaana damiir leh ayaa ka badan. laakiin yaan looga harin tan.ninkaan markii ceyr jiiro kula shiraayey ayuuba wxaan uu soo wadey

  2. Abdulqadir is a Garre and Garre he will remain. garre support the Juba region, We live their unlike the Other digil who will never fight for anything but once A Garre is in charge they want to fight with Garre. In fact, I believe it is time Garre get out of Digil and Mirifley association for it has nothing to do with blood line. Envy of Garre will drive you people mad. Without Abdulqadir you will have an Habar Gidir governor

  3. @ahmed in which district does Gare reside today? the closest one was Elwaq and you being kicked out by small Marehan clan. In Kismayo, when you were used, you being thrown in thrash bags. Now washing hawiye ass will not make you king. Next few days you will see how the Somalia political landscape will change.

  4. waan ka xumahay qof DM/GARRE ah islamarkaana godoomiye gobal ah sidaan u dhaqmo. Ma waxa uu duurbidey in dhulki DM .. In laboobo raali kanoqdo.

    Tan kale kan la baxay@ Ahmed… Engliska waa la yanaaqanaa. Waxa layiri Reer baadi marka uu il baxayo dayaxa dalad u qaata.

    Sinji dhalasho lagama bixi karaa, adeer ma ahan ID Card laqaatey.

    garre diyaar ayuu u yahay difaaca sharafta iyo karaamada DM Iyo dhulka ay degto.

  5. wax u dhiig laaawe abdiqaadir sameeyey yaan dusha looga tuurin ama loo caynin BEESHA SHARTA leh ee GARE. lkin nacaskan haye raaca ah wuuxu iloobey inuu jagada u haaayo qabiil ku heley oo qabiilkiisanana laga boobey juboobinka asagana si dhibyar isula sawirey waa xoolo iska socda,

  6. cabdigadir maxamed nuur sidii marka hore gofkaan tarikhdiisa magaranesiin horda xalis weediyo gof kaan wuxuu ahaaye istaafkii janaraal maxamed farax cayidiid ayaa istaaf u axaayi isiga isigo istaf ah ayaa xadani waxaa loogaade dadka sudaan waxabarasho ciidan ah isiga waxaa dalbade kuliyada cafimaadka marka dhorjer kudhacey imtaxanka ayaa magaalida dhaxdeeda ayaa dadka ganacsitada ah iyo dadka tariibka u ah liibiya ayaa dilaal u axaayi isiga sida garka ah dadka oo garaabidiis ah wuudhacijare dadka kalini wuu caawin jerey waa gof damiirlaawi sidhaafi weeyi gofkaan

  7. Kan Dhig lawe ama damir lawe waa dhaafey ee waa qof aan jirin ley halaga soo qado.Kan oo kale crisis of identity aya haysato ee hala leyska xubiyo. Subhanallah.

  8. sxb ninkaan waa tolka hadii bahasha ka hoos baxday dhib malahan wa la fahansiina suufinimo wuxuu ku darsaday siyaasad xumo

  9. C.qadir sidii waa duli dulina latagan oo magaranayo xilka uu hayo iyo mesha utagan yahay wllhi hadalka wlka sare macalin xasan ayaa sax ah waa moyan ee xilka laga qado hana laxiro si dadka mangabka ah ee ay ugu tusala qatan

  10. sck qfka hadu damir laheyn o diin iyo caqli tona lehen waba donfar maxayelay wax uogyahay malaha cowska hacuno dm dhulka inti wax naceysa ojoga yulugta gelin mel munasabad ah odanta umada loga hadlaayo

  11. anigawaxaan dhihi lahaay gare weyn oo sharaf leh oo dhalad digil iyo mirifle ah yaan ninkaan wasaqa ah dardood loo caynin waxna looga sheegin gare waa dad jiro oo ku weyn digil iyo mirifle dhankooda waana geesiyaal waxana beesha weyn gare ka codsaneynaa in ninkaan meesha allag bedelo waayo dad badan oo kacsan ayuu hore usii kicinayaa. teeda kale anaiga waliba is lahaayey doqonkaamuuba in maleeyeye calinkii koonfur galbeed soomaliya. dhadhaanka

  12. ninkii shaley ceyr la helii horta geeka may ku sugaaseen. inii usa geeke usugoo dhigil iyo mirifle dowlidnimiyoo aroogoow oo lin roora haya inii inuu calan in jerna usu qaadi ma haayna laakiin ay linki sabarnee gare weyne hay in sheegooy meelba yoo roogaan waa arin eed in fool xun oo na niin adkeeysida korno.

  13. asc walaalaha nabada jecel reer shabeelha hoose gadoomiyaha kaligiisa kama qeyb galin xaflada juba ee tarsan iyo mas uuliyiin badan ayagoo ah ayaa calanka la hoos keenay ka raali noqda hadaad ka xanaaqdeen wiilku waa wiilkiina sabeen ayaan idinku xiraneynaa siyaasadiisa ma xumo ee raali ahaada mahadsanidiin reer awkeey

  14. waxaa walaalaha ushegayaa in aan gobjog ka ahaa marki sawirka lagalay gabaha waatay calanka juba ayadaa ulatimid kuna codsatay in ay sawirlagasho sidaas darteed ayuu uqimeyaya madamaa qof dumar somaliyeet ay tahay ee yan siikale lofasirin cadawtanimada iskadaaya wana idintarimeyso wabilaahitawfiiq

Comments are closed.