Dhegayso…Prof.Jawaari oo ka khudbadeeyay Xarunta Shirka maamul u samaynta KoonfurGalbeed ee magaalada Baydhabo.

1
119

jaaaWaxaa maanta barqadii gaaray magaalada Baydhabo caasimada gobolka Bay wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo gudoomiyaha barlamaanka Fedraalka ah ee Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan(Jawaari).


Wafdigan oo uu hogaaminayo Gudoomiye Jawaari ayaa waxaa ka mid ah 50 Xildhibaan, Shan xubnood oo ka mid golaha wasiirada,Siyaasiyiin iyo Salaadiin intubana kasoo jeeda Qawmiyada Digil iyo Mirifle.

Wafdigan oo saaka ka ambabaxay Muqdisho ayaa waxaa sagootiyay Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka,Ra’isulwasaaraha iyo Xubno Xildhibaano iyo wasiiro isugu jiray sidoo kale ayaa Wafdiga waxaa Baydhabo kusoo dhoweeyay Maamulka gobolka Baay,Malaaqyada KoonfurGalbeed,Siyaasiyiin iyo weliba Bulshada reer Baydhabo.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Mobilkaaga ku dhegayso ]jinaay

1 COMMENT

  1. Aad iyo ad ayan kaga mahadcilinenaa mudane prof jawari adiga iyo xilibanada sharafta leh hadii an nahay dhalinyarta qurbaha jogta gar ahan pakistan kunol oo dm kasojeda sida ad usoo ajibtin yerida iyo baqa odoyasha dhaqanka marka lwadna waxan kaga fadhinaa in oganka odayasha adna qadatan oo iskuracdan wax umada utar ah

Comments are closed.