Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya isla markana ah kusimaga madaxweynaha dowalda federalka somaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta waxa ay gaareen Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay.
Wafdiga Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya odey dhaqameedyada digil iyo mirifle ee ku sugnaa magalada muqdisho iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan Maamulka Gobalka Baay, Odayaasha Magaalada iyo qaar kamid ah Bulshada rayidka.
Shalay ayeey aheyd markii Odayaasha Digil iyi Mirifle ay dhigeen banaanbax ka dhan ah Dowladda Soomaaliya iyo shirka Brussels, iyaga oo muddo labo cisho ah u qabtay Masuuliyiinta Digil iyo Mirifle ee jooga Muqdisho inay ku yimaadaan Baydhabo.
Daafeet.Com
dadkaan siyasidooda waxay nogotey dhagaala radiis ma aha siyasid laguradinaayo xuguugda dadka konfurgalbeed somaliya sidaas darteeda waa in lalaxisaabtimaa 61 da xildhimaan oo kasojeda 6 da gobol e konfurgalbeed somaliya xilkiilow egmadey weydayiceen iyiga waa in lagatashido dhamantooda dadkaan weydayicen masuliyadii lasaare waxay kadorten dolar =-
waxaan u arkaa dad uu soo diray culusoow ee ma aha dad umada u daneenayo
Digil &mirifle waxaan usheegayaya in siyaasadooda ay wax ka bedelaan una hogaansamaan dadka hogaanka u ah waayo waxan ka dheregsanahay in Baydhaba laga dhisey 2 maamul goboleed oo madax u kala ahaa. Avv xasay iyo col. shaati gaduud. Kuli waxaa burburiyey dad an siyaasad ehel u ahayn oo anaga naga dhashey weli tii uun ban hayna
Hadii qori wax lagu heleynin, waxey dowlada la hadli leheed, 4tii madaxweyne isu magacaabey kismaayo, dowlada waxey heshiish la gashey cidii qori caaradiisi ku guuleysatey, marka taana wexy soomali u horseedi doontaa in hubka laqaato, oo cidii awood sheegatana dowlada wada hadal la galeyso oo ictiraafeyso.
Comments are closed.