Dhegeyso:- Maamulka Puntland oo ka Ganacsada xariga shacabka Digil iyo Mirifle ee ku nool Puntland

5
86

puntlandSidii caadada eheyd maamulka Puntland ayaa dib usoo cusbooneysiyey xasuuqii uu ku hayey shacabka kasoo jeda koonfur galbeed somaliya ayagoo bilaabey iney kasoo kaxeystaan goobahooda gacansiga isla markana ku eedeeyaan iney xiriri la leeyihiin ururka alshabab.

Arinta foosha xun ee ay ku dhaqmayaan ciidamada amaanka ee puntland ayaa waxaa ka dhiidhiyey shacabka digil iyo mirifle ee ku nool puntland kana gnacsada deegaanka wexeyna sheegeen ineysan habooneyn waxa lagula dhaqmo.

Ma aha markii ugu horeysey oo lasoo qabqabto meelna lagu xareysto dadka kasoo jeeda koonfur galbeed balse tan ayaa noqoneysa mid ey soo cusbooneysiyeen si ey ugu gumaadaan deegaanka.

 

Cabasho Puntlad

 

Halkan kaga dhegeyso Mobilkada

 

Cabasho Puntlad Mobil
Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. ma jerteen hawiyah iyo darodka kele kuma dheex noolan karo, sababto ah somlida kale dhaqan xumadooda ayay nacen, dgl iyo mirifle keli ah ayuu ku dhexnool yahay majeerteen, anagan an ka raarno koonfurta.

  2. Ninkaan wuxuu leeyaahay, waxbaa la gumaaday oo la xiray. Xiritaanka ma gumaad baa?

    Puntland waxaa ka jiro sharci iyo kala danbeen, qofkii wax lagu tuhmo waa la xiraayaa maxkamad buu marayaa hadii danbi lagu waayana waa lasoo daynayaa.

    puntland ma ahan sida al shabaab oo kale oo dadka isga dila.
    teeda kale puntland hadii ay rabto in ay digil iyo mirifle dhibaatayso, tobonaan kun oo digil iyo mirifle ayaa puntland dagan oo la dhimaateen lahaa. shaqsiyaad hadii la qabto, ma digil iyo miriflaha puntland baa la dhibaateeyay.

    ninkaan hadlaayo wuxuu kasoo hadlaayaa muqdishu, ma u maleenaayo in uu digil iyo mirifle yahay sababta oo ah wuxuu ku hadlaayaa hadalo isku dir ah oo aan u fiicneen dadka digil iyo mirifle ee ka ganacsada puntland.

    Waligaa ma maqleesid digil iyo mirifle oo ka hadlaaya dhibaatada shacabkooda loogu keesto Muqdishu.
    Waan iska garanaaya sababta, laakiin halkan kama sheegaayo.

  3. Puntland wa dowlad sharci iyo maxkamadoleh qofkasto amanka wax udhimayana wa laqabanaya wuxu rabo aheede dadka digil iyo mirifle wadad ganacsata bosasana 10090 iyaga ku ganacsado degan marka dadan rawan iney dadka isku diran muqdisho malin walba gabdha dm aalagu kufsada hawiyana sameya mida kale kanleh mj aan konfurta kasafeyno bal isku dey majerten wa dad melkasta awoodkule muqdishana wa tey kubashalayen villa somaliya 4sano

  4. Adeer ninkan beenta badan waxaan leeyahay.Waa ceeb inaad difaacdid in danbiile ah oo doonaya inuu dumiyo gobol xasiloon oo nidaam iyo maamul kajiro.Marka haddii aadan rabin fadlan ku laabo meeshii aad ka timid, anaga afka hanoo soo duubane.

Comments are closed.