Gudoomiyaha Baarlamaan ka Somaliya Maxamed Cusmaan Jawaari oo kulamo la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshadadigil iyo mirifle ayaa waxa uu ka hadlay natiijada uga soo baxay kulankooda.
Jawaari ayaa sheegay inay kulanka ey la qaateen bulshadii meesha isugu timid ey kala dhageysteen aaraah badan wax badana is tuseen xaladoodana ey meel fiican mareyso.
jawaari
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada
jawaari Mobil
Daafeet.Com
digil iyo mirifle dad goan gari karo ma ahan haisku warerinina dadkan goan malahan labo malmod hade qeyliyan malintii sadexad wax yar aya lo shega rali ayey ka noqonayan
War midkan hakow baxsaday wll qadiyada digil iyo mirifle iyo go,ankeda adiga lagu waydimayo lagalana tashamayo lagumana yaqano in ad jogto ama in ad maqantahay marka cid aa kaa warhenin arimahoda in ad dhaxgasho ma ahan ee afkaga hagaji iskuna xishow go anka manta waa biya maka dhibcan indhahaga ayadna ku arkaysa ee midiya dafet.com kala soco intasi ayan dar daran kusin lahaa
Bashir Farah, Dr. in political science Mogdisho, Somalia 1977.
Ex-Madaxa Siyaasadda arimaha Bulshadda bay, Bakool iyo Gedo 19978-84
Prof. Madaxweynaha Kusimaha Somalia. Aad ayaan ugu ammaanayaa, ugu farhay, ugu hambalyeey-Jawaari-Noolow, in uu dhageystay talada dad badan oo ka tirsan 6-da gobol ee la mideynaayo: Bay, gedo, shabeeladada dhexe, Jubooynka iyo Gedo.
Prof. Jawaari waa sharci-yaqaan aan la khiyaamikarin; Prof. Jawaari waxuu masuul ka yahay mustaqbalka dadweynaha iyo caruurta Somaliyeed.
Prof. Jawaari (Madax. K.M.S.) waa in uu ka hortagaa khiyaamada aay wataan siyaasiyiinta Somalida qaarkood ee doonaya in dalka loo qaybiyo gobolo faqiir ah iyo kuwo furdooyn leh (taajiriin ah).
Fiiro Gaara: Gobolada laga dhisaayo Koonfurta Somaliya waa in aay u dhigmaan ama La miisaan noqdaan Puntland ama SomaliLand: xagga furdooynka (dhaqaalaha), tirada dadka, ama baaxadda dhulka. Sept/03
Comments are closed.