Dhegayso..Malaaq Shiino"Jawaari Xaq uma laha inuu Dowlada nagu celiyo howl u taalna ma ahan"

11
108

MshAfhayeenka Malaaqyada Digil iyo Mirifle Malaaq Cabdiraxmaan Cali Shiino oo u waramay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in masuuliyiinta ay Baydhabo ku soo dhoweeyeen ay yihiin Siyaasiyiin Digil iyo Mirifle isla markaana looga fadhiyo inay wax ka dhisaan maamulka KoonfurGalbeed.

Malaaqa oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu sheegay in Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaareey uu yahay Shaqsi siyaasi ah oo kasoo jeeda Digil iyo Mirifle ha yeeshee Jawaari Xaq uma laha inuu Dowlada nagu celiyo howl u taalna ma ahan.

Halkan ka dhegayso Waraysiga.

Unknown Album

Moobilkaaga ku dhegayso

11 COMMENTS

  1. maashaa allaahu ilaahey xa xifdiyo malaagyada digil iyo mirifle waa dad daacud u ah shacabkooda dulmaga lagu xaayo shacabkooda iney ka hortagaan xag ayaa uleeyihiin malaagyada digil mirifle mashaa allaahu warka malaag ali shiini waa runtiis weeyi 6 gobol konfurgalbeed somaliya mamul in lodhiso waa mugadas

  2. Waa runtis jawari hadalka asi wato mid soconey ma ahan mudane shine dadnimadana soceliya go ankina haka labanina

  3. Masha allah jazakallah malaq c.raxman malaq cali shine waa sax hadalkaga wax hadal oo kadanbeyana majiran ee baha weyn ayan kubaryayaa in u kaqabto dhibka dunida katagan iyo shar wadayasha shartoda cimridherna allaha hakusiyo iyo cibada suban allahana kutuso yididilada iyo hamiga kugu jiro amin yarabi hadii anahay dhalinta qurbahana hadalka ayan goracan nahay

  4. usa ho fadaaw dowlada an shaqeeyoy laakin d i mirifla xaqsho iyo weydisadayaan shaqana maka leh jawaari ini dowlad la taagera ama liska dhaafa..rewanow ku talada dadkun daacada an eh xasan abgaal..oo anka fikirana danta reer k/galbeed..wbtfq

  5. CIMRIGAAGA ALLA HA DHEEREYO MALAAQ SHIINO. SHARAF AYAAD MUDAN TAHAY JAWAARI TAN MA QUSEYSO IDINKA AYEY IDINKU XIRIN TAHAY .JAWAAREY HADALKIISA DHEGTA HA U DHIGANA TEEDA KALE DHULKA LA SAXIIXAYO AYUUBU RAALI KA TYAHAY

  6. digil iyo mirifle qabiil miyaa mise waa ururo isku tagay oo qabiil kasta oo ay soomalida ka kooban tahay uu ku jiro hadday ururo yihiin way ka hadli karaan haddii kale

  7. yaan laga laaban go,aanka malaaqyada DM. wixi doono,ha dhacan yaan waligi leyska dab qaadan wlhi hadii maanta u fashilmo fadhigan inan dib denbe looma arkaayo lawo nin DM ah meel ku wada kulmo Jawaarey hadalkisa meel ha,leyska dhigo howsha na hortaallo aah wadno maamulkeena aan dhameystino wixi Rufiyanino laga dareemo yaan la dhibaateynin laakin talaabo macquul oo looga aqli celinaayo halagu sameeyo si qabiilkisa aan isu oran ninkeyga waa la gumaadey waxas ayey yaqaanin waa mahadsan tihin wixi an qaldey waa la i sixi kara

  8. asc mashallah malaga ilahey nin xafida talada dadka ka abtirsadaw dm malageda ku ogota iyona lala shaqeya niman kan mishersho firsadayan umuta dan tiye maka jarta towfiq ilahey kuwela niyad feyla o gesanama lajarta ya lafade in shallah

  9. Asc Salaan ka dib War aan Jecelahay Waa kan DigilMirifle hadaan nahay waxaa naga go’an in aan soo ceshano Goboladii Siyaad barre uu siiyey Reerkiis iyo Kuwii uu kula heshiiyey Hawiyihii iyo Daaroodkii kale Oo ah Dhulkii xalaal Quutayaashii ahna Ahllu Diinkii DigilMirifle
    ISHA ALAAH WAAN KU GUULEYSAN DOONAA

  10. Malaaqyada oo dhan iyo Malaaq Shiino Af-hayeenka khayr badan ayaan idin rajeyneynaa garabkiina ayaan taagnahay dhamaan D/M. Jawaari iyo iyo kuwa ku qaraabtaan Hawiyaha ee lagu soo daray dabada ha laga haraatiyo oo ha latuso waxa ay istaahilaan.

  11. ASC. Malaaq Shiine iyo dhamaan qowmiyada D & M salaamantiin. Ogaadeen soomaliya dhul ma kale marka xaqiiqda laka hadalo. Halkaas qabiil dhulkiisa Kenya iyo Itheiopia ayaa kala heyso wuuna ku farah sanyahay.D & M waxey marti geliyeen abaartii daba dheer Diyaaradihii Ruushaka ayaana lagu soo daabuleyn jirey ka dibna dagaalkii 77 ayaa Mahamed Siyaad xoog qaxooti u dejiyey. Marti iney ku maashusho D & M ma soorta galbaa? WbT.

Comments are closed.