Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliya Maxamed Yusuf Madaale ayaa sheegay in uusan jirin Urur Xisbul Islaam la yiraahdo oo imika Soomaaliya ka jira dowladana ay aqoonsi u heyso.
Mr. Madaale ayaa sidoo kale tilmamay in wax laga soo gudbay uu yahay Ururka Xisbul Islaam, waxa uuna sheegay in Ururkan xili uu dalka ka jiray balse markii dambe la midoobay Ururka Al Shabaab, isagoona xusay in taliskooda ay diidan yihiin Ururka Xisbul Islaam ayaa dalka ka jira sabab uu ku sheegay in xili hore uu burburay Ururkaasi.
Hadalka Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa kusoobeegmaya xili todobaadakan Muqdisho shir jaraa’id uu ku qabtay Xoghayihii arimaha dibada ee Ururka Xisbul Islaam Sheekh Maxamed Macalin uu ku sheegay in Ururka uu shir kaga furmay Muqdisho.
Daafeet.Com
Marka waa su’aale ma waxuu u diidan yahay ereyada yahuudda ii nasaaradda ay ka dhowrsadaan in maqlaan oo ay dagaal dhan kasta kala yimaadaan،waayo aqoon fog ayay u leeyihiin ee muslimiinta kuwoodi aqooni yari ka hsysto diintooda aad in sababta ay u diidayaan ereyada u tahay astaanta islaamka garanayn, haddii aan weydiyo afhayeenka sababta ninka ciidanka ama booliska loo ogolyahay shanabka loo ogolaado inuu sii deeyo gerka xiiro iima siin karo jawaabta, ka eega in wac dimoqraadi erey dadka lagu baadiyeeyo oo ujeedada dhabta oo hal dhinac taagan malaha waxaa tusaale noo filan Ikhwaanka waxaa la yiraahdaa si demqaraati ayay ku heshay hogaanka iyo kuwa afgebiyayna si demoqraati ayay afgembiyeen marka keebas demoraati sax ah, marka islaamku ger ayay deystaan demoqraatiga way xiirtaa marka keebaa reer xisbullah iyo kuweenaa xisbusheytaan Ilaahow na garan sii diinta
sheekha waxa miyaa iska dhac dhacsiisay afhayeenka boliska somaliyed garan maayo xisbullaah anaga kama hadlin diin ninka afhayenka ah e sharafta leh adiga waa uu kaa diinbadanyahay ee xisbul islaam ma qabiil ahaan baad u difaaceysaa teeda kale ikhwaanka masar waa xisbi ee haka dhigin dad diinta alle difaacayo ciyaal baa tahaye walal inta aadan hadlin in dhahaga kala fur sidaasaha galada iyo kuwa musliminta waalaga aqoon badanyahay
Comments are closed.