Dhegeyso: Odayaasha Digil iyo Mirifle iyo Xildhibanadoo weli is mari weysan

0
85

baydhabooShirar is daba joog ah ayaa weli ka socda magalada baydhabo ee gobolka bay halkaas oo ey ku kalsan yihiin odeydhaqameeyada digil iyo mirifle iyo dhamaan xildhibaanada dowlada federlaka somaliya ee kasoo jeeda deegaanka oo uu hor kacaayo gudoomiyaha barlamanka.

Kulankaas oo la isku mari la’ yahay laba dhinac ayaa hadana waxaa jira xildhibaano mar walba ka hadla idaacadaha ayagoon wax ka sheegi karin waxa uu shirka ku dhamaan doono.

Gudiyo gooni gooni ah ayaa loo sameeyey oo isla meel dhigi doona arimaha ugu waaweyn ee la isku heysto taasoo ey ugu horey sidii loo sameyn lahaa maamulka guud ee koonfur galbeed somaliya halka ey xildhibanada iyo gudomiyahana ey rabaan in maamulka loo sameeyo si sidaasi ka duwan.

waxaa maanta la hadley saxaafada Xildhibaan yacquub Cali oo ka mid ah xildhibanada kasoo jeeda deegaanka waxaana u sheegey in ey weli socdaan wadhadalada eyna go,aan ka gaari doonan sidii loo soo af jari lahaa qilaafka taagan.

 

Xildhibaan Yacquub

 

Halkan Hoose kaga dhegeyso Mobilkada

 

Xildhibaan Yacquub Mobil
Daafeet.Com