Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay maanta waxaa looga dhawaaqay Dhismaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya, maamulkan ayaa mideyn doona gobollada Gedo, Bay, Bakool, Jubbada Hoose, Jubbada dhexe iyo Sh/Hoose.
Xasan Cali Ibraahim oo ka mid ah ka qeyb galayaasha ayaa sheegaya in Gudoomiyaha barlamanka uu ku waafaqay in Maamul ay u sameystaan gobolada Koofur galbeed ee dalka Soomaaliya.
Xasan Cali Bay
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada
Xasan Cali Bay Mobil
Daafeet.Com
waan kuraacsanahay alow dhoor koonfur galbeed EE ARLaadi Aamiin Aamiin
Gul Gul ayaaleyahay Dm
marka ugu horeysa scw salaan kadib waa guul usoo hoyatey marka ugu horeysa qoomiyada digil iyo mirifle marka xiktana dhamaan shacabka soomaaliyed,
mar labaad waxaan leeyahay guul guul waana soo dhoweyneeynaa.
Masha allah waa gul iyo farxad u sohoyatay besha dm waa tarikh oo aan xusidon no sida wanagsan oo iskuracen dhaman odayasha dhaqanka iyo xilibanada iyo wasirada iyo gudonka barlamanka kudhawaqista mamulka k.galbed allow inta no dhiman na nodhamestir gul gul gul shacbiga k/ galbeed
shacabka rer k/galbeed wa iney ka tashadaan aayahooda.goanada ka soo baxey shirka aad ban ugu faraxsan nahay waana taageereynaa..guul guul rer arlaadii
Comments are closed.