War Deg Deg Dhegeyso:- Gudomiyaha Balmanka iyo Odayaasha Digil iyo Mirifle oo ku hishiiyey in la dhiso Mamul ^ gobol ah

3
166

breaking nWaxaa goordhow lagu soo gaba gabeeyay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay shir ay maalmahan lahaayeen xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya iyo Odayaasha dhaqanka beelaha Digil iyo Mirifle.

Qodobadii kasoo baxay kulanka ayaa waxaa saxaafada u akhriyay gudoomiyaha barlamaanka Pro Jawaari, waxaana uu ku dhaqaaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo dhisi doono maamul goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Qodobadii lagu hishiiyey dib ayaan kasoo sheegi doonaa

 

Shirkii Baydhabo

 

Halkan aga dhegeyso Mobilkada

 

Shirkii Baydhabo Mobil

 

 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. mabruuk war li sheega kii in fey laayu allalaay digil iyo mirifloow cadowgiina ha jabo guul .illaahay kheykuu ku bilaabmey ha ku dhameey

Comments are closed.