Dhegeyso:- Suldaanka beesha Daarood oo Aflagaadeeyey Qowmiyada Digil iyo Mirifle

8
142

BeyleSuldaan bayle cumar oo la hadley warbaahin muqdisho ayaa ka hadley go,aankii shaley ey gaaraan odey dhaqameedyada digil iyo mirifle oo ahaa in maamul looo sameeyo 6da gobol ee koonfur galbeed somaliya.

Suslaanka ayaa waxaa uu sheegey in gudoomiyaha baarlamanka uu la saftey Qowmiyada digil iyo mirifle goaankii uu la qaateyna uu yahay mid qaldan.

Waxaa kaloo uu aflagaadeeyey shacabka ku bara kacay dagaaladii ee kasoo jeeda Qowmiyada digil iyo mrifle ee ku sugan magalada muqdisho xeryahooda isagoo carabka ku adkeeyey in ey wanaagsan tahay in laga noqdey hadalkii shaley hadii kale kuwa xeryooyinka ku jira ayey dhibeysaa.

 

Suldaan Beyle
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Suldaan Beyle Mobil
Daafeet.Com

8 COMMENTS

  1. suldan darood ah oo hadana muqadishow jooga, oo wakiil laga yahay, warkiisa midka so qoraaya la yaabanahay sababto ah, xor maba ahan ninkan xamar joogo xaad ama axmed dire aya ka masuul ah waa la heyste

  2. Af caaytami lansheya kiyaale DMow waa maqasheen halmar ood isku af naqateen waxa oohin kabaxaayo faqash iyo wixIi lahalmaalo . Marka waxaa leeyahay DMow united we stand divided we fall . DM allha guuleeyo cadowgooda allaha jabiyo, kanaxow nafta hakaa dhacdo AAMIIN

  3. fiiri wuxu ku hadlaayo wa nin xaaraan ku naaxey oo ka hadlaaya hadalo aflagaado ah oo u u geysanayo shacabka d7i mirifle,wa in maxkamad lo so Saara xiligi u aha dagaalooge ,mu ka sheekeyo xiligi ogadenka ay qaxotiga ku ahayen somaliya raxaweyn qaxotimo kuma joogan dhul darood odey nacnacley weligaa….

  4. Suldanka bayle waxa uwanagsaned in aflagada oo iskadhafo magacani oo sheganyo in oo ilashado midnimada dm waa muqadas prof jawari waxa kudhawaqayna waa wax an laiska qarin karin oo ah mamulka k.galbed waa layaqana inta ay darod kadagto juboyinka marka ma ahan in oo caro iyo xanaq oo mujiyo mamulka wa ladhisaya oo wa ladhisayaa si dadkena xamar ugu barakacsan ay dib ugu sonoqdan gobolododa wey dhamatay xigii an sabri lahen dhismaha dm waa dhismaha dowlada faderalka marka xishow bayle

  5. daarood iyo hawiye laga bilaabo afgooye ilaa xududada deegaan kana waa dameer iska qaylinaayo waxba kala ogeeyn putland orod tag meeshaan waxaba kuuma yaalo hadakadib ayaa inuu taala digil iyomirifle waa 41 qabiil hadii nabadalawaayo bal aan aragno cida ay u daran tahay

  6. suldanbigil iyo mirifle 48 malaaq oo isku duuban adiga yaad aheyd ayaana u hadleysa oo yaadna masuul kadahay kuwa hamar ku soo qaxay idinka ayaa baro kiciseen saad dhulkooda aad u boobtaan, gaajana ma hayso waa dhadka ugu barwaaqada badan soomaliye ee wax yahoow jiniga u eg aan la garaneynin aflaagada daa adigaba magen gelyo ayaad xamar u joogtaaye.guul d/mirifloow is raaca sey u gubteen waad u jeediine cadowgiina. maamul goboleed koonfurgalbed guur.

  7. Kkkkkk waa iska dhuuso suldaan darood waxaa ino muhiimsan in anagu aan midnimadenu ilaashana hool karnimo la nimana siyaasad waliba ku dhisan besha calamka waa in aan hagajina oo ciidan cudud leh sameysan iyo dhaqaale marka umada nala dagan aan si cadaala leh aan u wada qeybsana wixii naga dhaxeeyo waayo dm cadalada ayaa lagu didanyahay waa tariiqdu bey wax ku saleyaan marka nimankaan so golotiga ah ma rabaan marka siyaadada wey is rok roktaa ee jalafada kudaheena iyo tan dibadaba iska fiirsha aqyaarey

  8. kkkkkkkkkkkkkkkkkk Digil iyo Mirifle hanoo laado ILaaheynna Cadowgiis waa tusey ee Ha tuso siduu isga dhicin lahaaaaaaaaa
    Aamii——-aamiin——aamiin
    Daarood ama Hawiye cidna Aflagaadeyn meyneeeeeeeeee waxaanu lenaha Dalky langsheyaa inkooyeey Howaalaa Qodooy Heedy korkaawa maraahayteeee

Comments are closed.