Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in wax aad looga xumaado ay tahay in Prof Jawaari uu beeshiisa ku raaco go’aan khilaaf xoogan ka dhex keenaya dowlada Soomaaliya.
Waxaa kaloo u sheegey in goaanka lagu gaarey magalada baydhabo uu yahay mid sad bursi ah oo la doonayo in gobolo aan shaqo ku laheyn lagu qaato isagoo hoosta ka xariiqey in gobolka shabeelha hoose aan go,aan loo gaari karin.
Balse suaasha la is weydinayaa wexey tahay madama gobolka shabeelaha hoose uu ka kooban yahay 8 degmo 7 degmana ey degan yihiin dad digil ah odayaashoodana ey ku sugnaayeen madasha shirka hadeysan ayaga go,aan u gaari kari yaa u gaari kara?
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
Prof Gdalxa with all the respect Shirka waa lagugu casumey ninna kuma didin ami imow ama malaqada aa joge asada warka ka sug ileen nabadonadi dhan aya baydhaba fadhida intii maqana waa so socota. Digil iyo Mirifle sad bursi waa ka dheeryihiin.
Correction : Prof.DALXA
Kkkkkk talxoow hakala saarin digil iyo mirifle insha allah way dhismi 6 gobolk ee k galbeed waad ka degan tahay sh hoose ee welcome cod buuxda diidmo kuma leedihid Jaalle talxoow
dalxa, iyo jareer weyne inan isleenahay ayaba umalenaaye, cadownimadan DALXA u noqabo maxay tahay? koley waxay tahay dalxa inay so direen kuwii SHABEELADA HOSE haysan jirey oo umada awdigil biyaha ka iibin jiray,haduu asaga yahayna waxan leeyahay wax ad digili iyo mirifle ka waysey walee laba goodle ka heli meysid,mida kale dalxow degmada dadkaaga degan naga tus SHABELLADA HOSE.
dhalxow sidey wax u jiraan ma waxey ka tahay naf la cabsi mise kis ayow qaatay waxaas wa laga tagay ku dhaha xildhibanka
war maanta digil iyo mirifle ayaa ayaa loo bahan yahay ee ayaga dad uma bahno ilaah moye mar xaqaga cabsi kuma heleysid widay
megel lama lakii baranayeey naf lacari lama inki qadney dhaha profasorka
Anigoo ku hadlaya dhalinyarada magaca Wanleweyn waxaan halkaan ka cadeynayaa in magaalada wanleweyn ay taageersan tahay shirka lagu qabtey Caasimadeenii Baydhabo laguna dhisayey Mamulka waan taagersan nahay madamed cumar dhalxa wqxba kama ku seeyo dhabeelaha hoose asal ahaan wuxuu ka soo jeedaa shabeelaha dhexe taas la socda
Dhalxa Hadda ka hor ayaa waxaa u hanjabey Indha cade oo ku yiri haddii aad taageriweyso hanaheyga anigana waad maqan tahay wali taas ayaa maskaxdiisa ku taal Dhalxa taas wa ay dhamaatey laga soo bilaabo mandheera ilaah Ari madoow waxaa xukumi doona Maamulkeena cabsi wa ay dhamaatey
waxgaradku badnaa marka latirinayo laakin se yaraa kuwa xikmada halkeeda diga.D/M muxuu kaa haleeyey waxaan xushmad ahaynna kuma hayaan cara rag gaar ah aad u qabtay yeysan kugu xambaarin in aad ku sifayso qoomiyadaan aad taqanid sida sed bursi iyo wax yaabi noocaasi ah.
adiga miyaa kasoo jeedin karaa prof dhalxa shabeelada dhexe waa nin la yaqaano hintire ah waxuuna kasoo jeedaa shabeelada hoose waana dhalad shabeelada hoose nin walba deegaankiis haku ekaado hintire waa la yaqaan meesha ay ka deganyhiin shabeelada hoose
cuqdad uuma qawo dgl iyo mrfle xaqiiqda ayuu ka hadlay runta miyaa la diidanyahay asxaabee mise cuqdad ayaa idin heeso
maxaad ka qaadi kartaan dalxa adigaas miyaa udiidi kara shabeelada hoose mise rag nimaad dadka dheertihiin eylaayee wiil wanlaweyn dalxa wanlaweyn wuu ku dhashay lkn cidiis ma degna cidiis meeshee degaan wa la yaqaan waxna kama qaadi kartiin reer bolly shitttttt
dhalxa odeyga u kaadiya yaan laga dabagaynin xummaan sidaa u buuran uma hayo abtiyaashiis, yaan laga badbadanin.
viva my blood and my brothers hintire weare with you long life silcis and hintire
wiil wanla weyn indha cade adigaaas ayuu ku maamuli jiray sawiid caanoole beledul aamiin bariile mooordiile buulo hintire meel uu indha cade ka heestay majiro dalxa waxuu kasoo jeedaa shabeelada hoose adigaas uma diidi kartid awoodaas maba lihid taariikhna malihid aniga hadda afgooye ku suganahay dalxa waa adeerkee hooydiis waa shanta caleemood lkn nacas adigaas cml ah waxba ka qaadi maayo wiil hintiroos ah
ee sxb dalxa hintire uhadlayaaa waadna araktaa umaleenaa inuu dalxa dad leeyahay dacasoo
Prof dalxa sidani in ad uhadasho mahabono lkn waxa ay sharaftada iyo aqontada kujirtay in aad dhahdo good news k/galbed wllhi cid digil iyo mirifle kudhanto arkimesid ee xaqaga kuseneso ee xishow dalxa inka hafuranin benta katag heee
awootadaa ayaa beenta joojineeso maxuu been ayuu sheegay biimaal kama eesan qeeb galin shirka wacdaan meesan ka qeeb galin shirka marka adigoo runta sheegaayo ma dalxa ayaa dhibka wado mise dadkiina waad ogtahay in shabeelada aysan keliya degneen digil
shabeelda hoose qabiilada asalka walaalaha meesan ka qeeb galin
viva biimaal viva digil iyo mirifle viva hintire weare all brothers
Comments are closed.