Maalintii shaley ayey eheyd kolkii Afhayeenka golaha odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye ka hadlay shirka Baydhabo islamarkaasna uu sheegay in gobolka Shabeelada hoose ay degaan waxa uu ugu yeeray Digil iyo Daame oo uu ku micneeyay Digil iyo Hawiye islamarkaasna uu kala gooyay magacii Digil iyo Mirifle oo ah dadka walaalaha ah ee wada dega gobolkaas iyo gobolada kale ayaa waxaa u jawaabay malaaq Cali Shiino, afhayeenka golaha odayaasha dhaqanka beelaha Digil iyo Mirifle.
Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
SHIINO VS DIIRIYE Mobil
Daafeet.Com
Wad mahadsantahay afayene malaq shino sida wanagsan ad ugu jawabtay afkudhigle diriye hadalkaga waan sodhaweynena malaq waxad adnafartana wan qadanena duliga iyo xaran kunaxa noma talinayo cadadisa ayan kucilinenaa qoriga aakaha ayan kugaracena
HABAARANEEY MAR DHOW CADAADI IYO GUTYO CEYL ISKA FIIRI WAA TAQAANAA DHULKAAGA AHMED DIIRIYE ODEY WAREEREY OO MEEL U JOOGO MA YAQAANO WAA LA IS BARAN DOONAA.MALAAK SHIINE WAAD KU MAHADSAN TAHAY HABAARABEEY LOOMA-OOYAAN AAN NOQOTEEN SANADKAAN-UMADA DIGIL MIRIFLE DHULKIINA TUUGADA KA SAARA SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN ODEU AHMED DIIRIYE QAX MA-HURTO WAAYE EE WAAN IS BARAN DOONAA SII FIICAN YAA HABAARANEEY.
Malaq Shiino Madaxaga Kor Allah HA Ka yeelo U Sheeg Digil IYo MIrife Ashuun KUma Adamayaan Dheh HAdal JAwabtiisa waad siisay dulmi abuur diiriye
thank,s afayeen shiino rag wuxuu yiri rag ayaa diidey digil iyo mirifle waageey dhegah iyo indhaha kaxirnaayeen ayuu moodey axmed biliqo,magac kale umaaqaaniye, markaan haduu bartey mooskii iyo anbihii socon meyso mar kale diiriye, waqtigii dagaal laisugu booteen jireyna digil iyo mirifle ma iku duubneen maanta tabartaad yey ku reebin, mooriyaan,
dhulkaan d/mirifle iyo dirbaa leh cidii isku deydana waanu naqaana sidaan ka yeeli lahay, dowladu waa federal maxaad moodey,
scw salaan kadib axmed mooryaan waxaa u jabaabay malaaq shiino laakiin waxaa jira rag digil iyo mirifle ah oo ubaahan in la iska qabto waana lawada yaqaanaa ee ragaas haloo helo rag kahor taga oo ina dhaafiya.
masha allah wlh rag rag dhalay ayaa tahay malaaq shiino jawaabta laraway yaaaaaaaad siisay waadna ku mahad san tahay sida aad ugu jawaabtay malaaq haween iyo maalin garabkaadi ayaan taagan nahay malaaq cidna ha ubaqin hadii ay so qeyliyaa jawaab taa iyo mid lamid adi ayaan kaa sugeynaaaaaaaaaaa anagana hubka inaan ku qaadno ayaan diyaar unahay malaaq
Comments are closed.