Ugaaska Beesha Gaaljecel oo kamid ah beelaha dega gobolka Hiiraan ayaa cod dheer ku taageeray Kooxda Al-Shabaab ee kasoo horjeeda DF Soomaaliya.
Gaaljecel Ugaas Xuseen Ugaas Cabdullaahi Ugaas Max’med ayaa isagoo kusugan deegaanka Buq-aqable waxaa uu sheegay inay dagaal ku yihiin Beledweyne.
Hadalka kasoo yeerey ugaaska ayaa wuxuu kusoo beegmayaa ka dib kolkii xiisadaha u dhexeeya Gaaljecel iyo xawaadle ey cirka isku shareertey.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Ugaaska Beesha Gaaljecel Mobil
Daafeet.Com
Waxaan kudar sanaayaa beesha xawaalde oo dagan magaalada baladween oo icd ne kuheey san deegaas wbd mahatsan tihiin
Comments are closed.