Dhegayso…Waxgaradka Shabeelaha hoose"Ciidamo keensada inta nala yiri ayaa Albaabka nalaga xirtay"

1
58

waxgaradWaxgaradka gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxa ay weli ka cabanayaan Isbaarooyin Dadka iyo Gaadiidkaba lagu baarto oo weli gobolka dhexdaadsan xili madaxda dalka oo uu u horeeyo Madaxweyne Xasan Shiikhna uu dhowr jeer ku celceliyay in laqaado Isbaarooyinkaas.

Waxgaradka Shabeelaha hoose ayaa sidoo kale sheegay in Wasiirka Gaashaandhiga oo todobaadkan booqday Afgooye u sheegay inay ciidamo loo tababaro ay keensadaankolkay ciidankii diyaariyeena in albaabada laga soo xirtay oo xitaa loo diiday inay Wasiirka arkaan..

Halkan ka dhegayso

Unknown Album

Mobilkaaga ku dhegayso

1 COMMENT

  1. ASC wllyal Xasan Sarafow iyo asxabtiisa ha ka sugina iney xuriyad idin siyaan xuriyada waa gacantada iyo dareenka cabsida oo aad meel iskaga tuurto teda kale maxey idin dheryihiin dadka kale ma taqanaan indha adeeg oo ah ayago dowladan ka tirsan nahay dhahaya ayeey danahod hoos ka watan adinka hadii kuwi dowlada idinkugu jiray aysan aqooniin xeladaas loma bahna inad guryaha isku xertaan waxaa loo bahan yahay inad bararujisan dhalan yarada moye lama rao inad geed hoostisa fadhisataan aad ka qeylisan,
    Teda kale digilow waxan idin leyahay dhalin yarta damiirkaan saan ah inted ka genteen odayga hadow wax soo wayo iyo hadii loo didaba maxaad ka ag qabataan odayasha gedaha fadhiyo away damirkiin horayba markad wax haleysan waxaa xalin jiray oday dhaqamed odaygi markow niyad jabo idinkina wad la niyad jabeysin hadey odayasha dhintan yaad la fadhisan rabtaan ma kuwaa cadowgiina mise wadanka ayaad ka bixi rabtaan mirifle waad aragtaan sidey meel isaga saren marka gacanta midig hadey kaliged wax qabato wey daleysa marka mid iyo bidix waa isku kalmo maxaa idin diday inad sidi mirifla camal naqataan oo aad cadowga isaga dharbaxi ladihiin misa waxaad sugtaan inta nagaha aad qabtaan iyo gabdhihiina la idinkala warego oo aad wadanka ka naqataan sida soo galoti wadan kale ka soo qaxay oo qoxooti ka naqday somaliya digilow ma aqaan meshad ku danbey rabtid indha ayaad isku heysa ka la qaad wad huruda kuma dhahayo maxaa yelay hora loo yiri nin hurda ayaa la kiciya nin soo jedo lama kicin karo indhahaan arko dhulka ayaad faraha ka bixin rabtiin oo hadow baxa wllhiin mirifle ku warejiya taas ayaan idin leyahay hadadan awodin inad iska dhicisan cadowga

Comments are closed.