Malaaq Cali C/rahman shiino ayaa waxaa uu hadley arimo dhowr oo ey ugu horeyso nabada magalada baydhabo oo la filaayo kol dhow inuu ka dhaco shirka maamul u sameynta lexda gobol ee koonfur galbee soomaliya.
Malaaqa waxaa uu sheegey in ergooyinkii ey bilowdeen in ey yimaadaan si hufana loo soo dhaweynayo nabada magalada baydhabana ey tahay mid aad u sareyso oo aan wax dhibaato ah jirin.
kadib kolkii qaar ka mid ah webside beeleedyada ku hadla Afka Somaliga ey qoreen in odayaasha dhaqan siyaasiyiinta digil iyuo mirifle ee ku sugan magalada baydhabo ey ku nool yihiin gudaha xerooyinka milateriga amisom ey ku leeyihiin gudaha magalada baydhabo ayadoo taasi daliin uga dhiigaaya in magalada baydhabo aabu wax amni ah ka jirin.
Su,aasha ugu horeysey ee aan weydiiney malaaqa ayaa waxaa ey eheyd inuu warbixin buuxada inaga siiyo xalaada amniga ee magalada baydhabo oo xiligana uu ku sugan yahay.
Malaaqa ayaa wuxuu ku jawaabey:-
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Malaaq Shiino Mobil
Daafeet.Com
eetha inmahadsinting saas kywethy anniiny do aatha siinkakaalmeye iid mubaarak
koonfurgalbeed guul odowsho ilaahow dil oo dabkirid aamiin
Amniga magaalada ad iyo ad ayuu ufiicnyahay wana la iska haleyn kara wa wax lagu dadaaley
Comments are closed.