Dhegeyso:-Kulankii Baarlamaanka oo kol dhow soo idlaadey ayadoo doodihii ey weli socdaan

0
40

barlamanWaxaa kol dhow soo idlaadey kulankii baarlamaanka ayagoo maanta halkaasi ku lahaa dood aad u xiiso badneyd oo ey kaga doodayeen mooshinkii laga keeney reysuwasaaraha xukuumada federaalka somaliya.

Xildhibaanadii halkasi isugu yimid ayaa ku kala aragti duwanaa mooshinkaa asaga ah dood dheer ka dib waxaa la isla gartey in dooda halkeedii laga bilaabo maalinta berito ah haduu alla idmo.

 

Kulankii barlamanka

 

Halkan hoose kaga dhegeyso MObilkaad

 

Kulankii barlamanka Mobil

 

Daafeet.Com