Malaaqa Beesha Disow oo Ka Tacsiyeynaya Geeridii Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Bakool

2
49

tacsi5Innaa lillaahi wa innaa Ilaahi raajicuun, Waxaan halkan anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca Beesha aan Malaaqa u ahay ee Dissow aan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Gudoomiye ku xigeenkii Gobolka Bakool Marxuum Maamow Sheekh Aadan oo ay maanta geeridiisu isoo gaartay.

Marxuumka waxaa Illaahay uga baryayaa inuu jannadii Fardowsa ka waraabiyo, qoykiisa, eheladiisa iyo Reer Bakool Illaahy samir iyo iimaan haka siiyo aamiin, aamiin, aamiin.

2 COMMENTS

Comments are closed.