Daawo:- Yaabka aduun dowlad Islaam ah oo caruurta sida xun ula dhaqanta

3
72

ciyalDowladihii Islaamka ahaa oo laga rabey iney dhowraan xaqquqda caruurta ayaaba ku tumanaya oo caruurtii slave ka dhigtey bal nala daawada calool xumada meesha taal.

3 COMMENTS

  1. WARYADA WUXU WA CARAB E HA HILMAMIN SYRIA WAXAN KU ARKI NAGO CIRAQIYIIN GABDHO 11 SANO JIR AH IYO HOOYADEED OO LAG WADA DHILEYSNAYO OO LAGU QASBAY INEY JIRKOODA GATAN ILA IYO SACUUDIGA LOOGA IMAN JIREY. CIRAQ MALINKI UU MAREYKNKA GLAYEY WAXAY ISUGU YIMADEN BARXAD WEYN OO LOOGU QUDBADEYNAYEY WAXAY YIRAHDEN ADOONT GAJEYAN SIDA SOMALIA OO KALE BA WADANKOODA L GELI KARYA ANAGA CRA BA NHAY , MANTANA WAD ARAGTAN LIBIA WAD OGTIHIIN SIDA AY DADK MADOW ULA DHAQMAN MANTANA MESHA AY KU DAMBEYAN WAN ARAGNAA SXB CAEAB WANAG HAKA FILAN

  2. Akhi dawlad islaam waa magic uyaal midda xaqiiqda oo loo nisbeen karo dawlad islaam waa tii si dhab ah ku dhaqanta shareecada allah oo dhinac uga leehan sida taalibaan oo markay xukun haysatay taa darted loola dagaalmaya yay ku sir qamiis iyo cigaal rag xiran

Comments are closed.