Abaandulihii Hore ee Ciidamada xooga dalka somaliyeed Gen C/kariin yuusuf dhaga badan ayaa isaga oo jooga Dalka Ugaandha sheegey in dhibaatooyinka ka taagan Muqdisho ay ka dambeyaan Ganacsatada iyo Qurba Joogta.
Dhaga badan ayaa xusay in isaga u qabo fikrid ah in dalka amaan xumada haysata ay sabab teeda leeyihiin siyaasiyiinta ganacsatada qurba joogta waxaana uu tilmaamay in wax-walba oo ay awoodaan ay u sameeynayaan sidii hamigooga siyaasadeed ay u hir-galin lahaayeen.
dhaga badan
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
dhaga badan Mobil
Daafeet.Com