Maxamed Cali Xamud oo sacadihii ugu dambeyey ka tanaasuley inuu musharax noqdo

1
38

maxamed cali xamudMaxamed Cali Xaamud oo ka mid ahaa musharaxiinta u taagan in ey hogaamiyaan dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya ayaa  shaley galinkii dambe si lama filaanka ah ka tanaasuley isku sharixida jegadaas isagoo aan sheegin sababta keentey in uusan isu sharaxin.

Maxamed cali xaamud ayaa beryahan dambe waxaa uu ku howlahaan dhisida dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya isagoo in mudo ah ku sugan magalada baydhabo kolkii dambana ka mid noqdey gudiga maamul u sameynta koonfur galbeed somaliya.

Si kastaba arintu ha ahaatee maxamed cali  xaamud aya mar walba waxaa uu safka hore kaga jiraan sidi loo dhisi lahaa maamul goboleed 6 gobol ah oo ey yeeshaan shacabka koonfur galbeed somaliya maadaama uu yahy rug cadaa u dhashey koonfur galbeed somaliya.

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Maxaa keenay in ow is asilo musharaxa wuxu og yahay inay riwaaya ka jirto meeshan riwaayada oo lagu galo lacak mesha maamul ma rabaan dadkan waxaa haya laab la kac mooyii xorta is xureeya ayaan idin dhihi lahaa marakaat ka at kaataan dadka idin haysto kasaara gobalada horta hadii kale axmad madoobe waxa ku dhacay miyaadan arag

Comments are closed.