Aqyaarta sharafta leh waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qudbadii ay shaleyto musharaxiinta maamulka koonfur galbeed ey halkaas ka jeediyeen taaso si wanaagsan ku dhamaatey
masha allaha Wan ku faraxsanahay musharahiinta sharafta leh
asc walaalayaal waxaan idinka codsanaynaa in aad naga ilaalisaan calooshiisa u shaqeyste waad u jeedaan Hassan culusow waxii uu ula soo baxay ee waqtigaan la joogo intooda badan ku dharashada kutaabka waa la sahal oo been bay uGu dharanayaan ee walaalayaal qofkaad talada aad noogu dhibeysan ha noqdo mid aqoon leh oo aan aheyn mid warqadaha loo aqrinaayo ama sii hingaadinaayo oo wax aqoon uu leeyahay badi ma jiraan oo waxay ku joogaan is garabsi iyo qabiil ee tan kale waxaa jirto qof aan tasfiirka quraanka aqoonin waxba ha noogu dhibana taasna waxaan ka wadaa in uu ka cabsado hadalka ilaah waayo waqtigaan waxaa soo baxay dad ilaah agtiisa orod ku maray oo u heysto in uu waxba ka jirin ka cabsiga alle taasna waxaa ka keeneyso aqoon uma lahan oo weligiisa ma soo marin dugsi iyo meel wax lagu barto ee talada ha noogu dhibana nin keeyto ah oo aan ku dhalan deganadeena ee aan iska ilaalino kuwa dhul raadisaka ah oo dulimaadka ku ah deganadeena ee kuwaan waxba sameynayaa dhahayana waxaa noogu roon mid cabsida ilaah ku dhaqmo ee naga firiya afka qalaad ee aan wada raacno kutubka quraanka kariimka ah wa bilaahi towfiiq
ascw waxaan kale oo jira in aysan dadka badankisa aysan fiicneyn dhanka cafimaadka oo badanaan ay cafimaad qabin oo ay wada qataan kaniini oo ay wada la,yihiin madaxa oo meerkood usan fiicneyn oo horey madaxa loogu galay taasna ha laga war doono ee yaan kla arkin oo kaleya dharkaan uu ku labisanyahay oo kaliya dadka wey wada socdaan ee waa leyku jiraa waqtiyadaandembena waxaa badan inta miirkooda dhameyn ee welina naga ilaaliya inta ku facda ah calooshooda waqtigaan la joogana wey u badan yihiin oo waad iska kasi kartaan siday wax ku socdaan oo waad u wada jeedaan dhabatada ka taagan shabelada hoose oo welin leh rag badan oo ku wada jira parlamaanka iyo qaar wasiiro wada ha ee weli ma idin soo maray igakoo u hadlaayo degaankeena waayo waa dad la wada wato oo gaar iyo gaar loo kala shiriyo ee inta walaalayaal aad weli wada dooranina naga ilaaliya dadka la wata ha ah oo u shaqeeyo dadka kale oo u uudinaayo degaankeena iyo dadkeynaba wa bilaahi towfiiq

Comments are closed.