Malaaq Xasan Cumar oo la hadley warbaahinta ayaa ka waramey wafuudii isugu jirtey wasiiro iyo xildhibaano oo shaley kasoo kicitimey magalada muqdisho si ey uga hadlaan gudiga shuurada dhirka ka socda magalada baydhaba.
Halkan ka dhegayso waraysiga Malaaqa
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
Qurba joogta Soomaaliyeed waxay hambalyo usoo direysaa Maamulka iyo Dawladda dhalatey ee 6da Gobol ee Koonfur Galbeed.
Waxan idin leenahay guuleysta oo nabad ku waraa.
Guleysta Garabkina Allah ha galo ,Gobanimo waa uu dhalasho,Malaqyada Ugasyada Suldanada, iyo Wax garadaka Kofur Galbeed waxa ay mujiyeen Gobanimo, Adkeysi Guul.
Comments are closed.