Daawo:- Suldaanka Beesha Jiido Suldaan warsame oo digniin u direy Dowlada Federalka

0
56

suldan warsameSuldaanka beesha Jiido Suldaan Warsame Suldaan Ibraahin Aliyoow waxaa uu sheegey in dad badan ey kasoo qaxeen dhibaatooyinka hada ka socda degmada qoryooleeey kaasoo ey geysanayaan qaar ka mid ah ciidamada dowlada federlka iyo amisom oo isla socda.

Suldaanka ayaa waxaa uu xukuumada uga digey in  shacabka dushiisa aan lagu dagaalamin maadaama ay dagaaladaasi ey dad badani soo bara kiciyeen waxaa kaloo uu xukuumada uga digey in maamul aan lagala tashan shacabka deegaan aan loo magacaabi karin degmada qoryooleey.

Wareysigii oo dhan waakan ee nala daawada

Daafeet.Com