—–Dhibaatooyinka ay dadka Soomaaliyeed kala kulmayaan ciidamada Kenya oo ay dowlada Soomaaliya kala hadashay dowlada kenya.
—-Labo ruux oo mayd ah oo maanta lagu arkay degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose.
—Waa sidee Xaalka caasimada gobolka Shabeelaha hoose magaalada Marka Gudoomiyaha dagmada Marko Maxamed Cusmaan Cali (Yariisoow) ayaan ka wareesanay
—-Maxamuud Cali Shire”waan ku faraxsanahay Wasiirka la ii magacaabay,waxaana ku kalsoonahay Xilkaasi culus inaan ka soo dhalaali doono(Dhageyso)
—-Dad ay dagaallo ka barkaciyeen Buur dhuubo oo codasanaya in la gargaaro
—-Maamulka Axmed Madoobe oo lagu eedeeyay inuu reer Kismaayo gumaadayo
—–Nabadoono u jeediyay maamulka Axmed Madoobe in ay soo cadeeyaan halka ay ku dan beeyeen dhalin yaro ay ku eedeeyeen dil kadhacay kis mayo.
—-Madaxweynaha Puntland oo booqanaya Markii ugu horaysay deegaano ka tirsan gobalka Mudug tan iyo markii xilkaa loo doortay.
Halkan ka DhegaysoUnknown Album