
Xasan Maxamed Cali(Xasan yare) oo ah Gudoomiyaha Degmada Buurdhuubo oo la hadlayey warbaahinta wadajir ayaa sheegay xaalada nololeed ee dadka ku nool buurdhuubo in ay taagan tahay meel halis ah,isagoona sheegay haddii xaaalada ay sidan ku sii socoto in dad badan ay u dhiman karaan gaajo iyo macaluul.
waxuuna ugu baaqey Dowlada Soomaaliya iyo hay,addaha samafalka in gargaar bini,aadinimo ay la soo gaaraan dadka ku dhaqan degmadaasi oo ka xiran wadooyinkii ay u soo mari jireen badeecooyinka Ganacsi.
Halkan ka dhegaysogaasey ok