Farshaxanka weyn Amiin Arts ayaa waxaa uu sawir mashaakil ah ka sameeyey Gudoomiyaha barlamanka Prof Maxamed Osman Jawaari kaas oo uu ku sharaxayo halka ey barlamanka ka taagnaayeen kolkii shacabka lagu gumaadayey dalka kenya iyo kolkii qunsulka la xirey halka ey ka istaageen.
Daafeet.Com
walaal waxaan ma fiicno aakharadaa ka fikir alla haku xifdiyee walaalkeey aamiin caamir
Barlamanka Federalka iyo dowlada Somalia, goormee ka hadlaayan waxna ka qabanayaan dadkii lagu xasuuqay degaanka nambar 50,iyo Muuri iyo Odayaashi lagu xasuuqay degaanka Buurhakaba.
Comments are closed.