Dowlada Kenya ayaa maanta waxaa ey dalkeeda kasoo musaafurin doontaa somali sharci daro ku joogtey dalka kenya sida uu xaqiijiyey Safiirka somaliya u fadhiyo dallka kenya.
Safiirka Dowlada Somalia ee dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Ameeriko oo ku sugan magaalada Caasimada ee Muqdisho ayaa waxaa uu sheegey in somali badan ey mudo ku xirnaayeen magalada Nairobi saakay diyaarad sida ay ka soo dagi doonto garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com