Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Kenya aan loo dulqaadan karin tacadiyada iyo waxyeeleynta ay wadaan.
Xilldhibaanka aya aintaa raaciyey in ey jiraan muwaadiyiin badan oo kenyan ah oo ku sugan dalka somaliya iyo ciidamo ka tirsan dalkan kenya oo ku sugan dalka somaliya.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com