Wararkii ugu dambeeyey ee Qaraxii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee Xarunta Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed ayaa waxaa lasoo sheegayaa inay ku dhinteen ilaa toban ruux iyadoona ku dhawaad 20 kale ay ku dhaawacmeen.-
Wasiirka wasaarada Arimaha gudaha iyo Amniga maamulka KoonfurGalbeed Cabdifataax Maxamed Ibraahin Geeseey oo hadlay ayaa waxa uu sheegay in falkani ahaa mid isaga lagu beegsaday balse uu ka badbaaday isla markaana uu falkani ahaa mid fulaynimo ah
Halkan ka dhegayso wasiir GeeseeyUnknown Album
Asc innaa lillaahi wa inaa illeehi raajicuun, markahore waxaan u tacsi tiiraanyo leh udirayaa ehladii iyo asxaabtii kaga geeriyootay qaraxani waxan leeyahay samir iyo iiman alle ha inaga siyo dhamaanteena , qaraxani waa mid looga soo horjeedo jiritaanka dadweenaha koofur galbeed lakin , cadowga (K/G) hadhaco meelkaste uu dunida kajoogo , qaraxan waxa ka dambeyay niman aan diin iyo damiir midna laheyn , maalina alle aya kajaasin doono *( ولاتحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون)*
Anaga hadeynu nahay ardayda K/G somalia waxan kasoo horjeedna dulmiga lagu haayo dadkeena , markasta oo dhiig kubaxo ama qof naga dhinto waxa sharaf iyo cizi kunoolaanaayo midka joogo, col; (geesey) haduu dhinta caruurtisa aya sharaf kunolaanaya
Comments are closed.