
iyadoo arintaasina ay keentay in Buulo-xaawo ay ku dagaalamaan Ciidamada Elu suna oo ka soo horjeeda Maamulka Axmed Madoobe iyo Ciidamo kale oo ka yimid dhinaca Degmada Dolow oo taabacsan Maamulka KMG ee Jubba ,kuwaasi oo uu madax u yahay Cabdirashiid Janan oo ahaa Gudoomiyahii Dolow,haatana maamulka KMG ugu magacaaban Wasiir ku xigeenka Amniga Qaranka.
Hadaba wararkii ugu dambeeyey,Ra,isalwasaaraha oo ku soo wajahan dolow iyo halka ay wax marayaan ayaan waxaan ka wareystey Wariye Madaxbanaan oo ku sugan Baladxaawo oo lagu magacaabo Maxamed Aden.
Su,aasha ugu horeysa ee aan weydiiyey ayaa waxay ahayd waa sidee xaalada amaan iyo mida siyaasadeed ee Gobolka Gedo,waxaana uu yiri/?

Halkan ka dhegayso waraysigaWareysi ku saabsan xaaladaha siiyaasadeed ee ka taagan Gobolka Gedo (1)