Wareysi aad u xiiso badan oo taabana dhinacyo badan ayaa warbaahinta koonfur galbeed waxaa ey la yeelatey Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Somaliland mudane Faysal Cali Waraabe.
Ggudoomiyaha ayaa waxaa laga wareystey arimo badan oo ku saabsan dhibaatooyinka ka jira koonfur galbeed somaliya iyo xiriirka u dhexeeya somaliland iyo koonfur galbeed somaliya.
Wareysigii oo dhan waakan ee nala daawada
Daafeet.Com