Taliyaha booliska gobalka Bay ee Mahad Cabdiraxmaan oo ka hadlaya dhacdadii shaley ayaa sheegay in labaatan qof ay ku dhaawacmeen qarax ismiidamain ah oo shalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay.
Wuxuu sheegay taliyuhu in ay wadaan baaritaanno ku aadan sida ay wax u dhaceen.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada
taliyaha boliska baydhabo mobil
Daafeet.Com