Wasiir ku xigeenka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga iyo jaaliyadaha dibada dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Axmed Osman Duuble ayaa cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee caasimada Koonfur Galbeed.
Axmed Osman Duuble ayaa sheegay inuu aad uga naxay weerarka Baydhabo shaley ka dhacay, wuxuuna sheegey in sida ugu dhaqsiyaha badan cadaalada lagu hor keeni dooni cidii ka dambeysey..
Wasiir ku xigeenka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga iyo jaaliyadaha dibada dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska iyo saaxiibbada dadka ku dhintey weerarka, wuxuuna caafimaad degdeg ah u rajeeyay kuwa dhaawacmay.
Daafeet.Com