Gudoomiyaha Degmada Marka ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa dowlada federalka ugu baaqey iney wax ka qabato ciidamada ku labisan dareeska dowlada ee mar walba dhibaatada u geysta shacabka deegaanka ku dhaqan.
Guddoomiyaha Magaalada Marka ayaa waxa uu sheegay in degaanada qaar ee la bur buriyay guryo ku yaallay ay lahaayeen dad shacab ah islamarkaana dhibaatooyin loo geystay.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada
Daafeet.Com
ilaahi na abuurey haqa ma daboolayo insha alaah reer shabelada hoose si kasto la niila booba la niila dhaca 20 sano qori caaradisa la niigu hestey wali wa jogtan taas tusaale ha nii ahaato ilaahey nima ciribtin insha alaah kuwan dhibka wadana ayaga dhamaan dona insha alaah falastin iyo yahuud aa kala tihin yahduu dhul falastiin ay rabtan in ay hoog ku qaadato lakin wa dhameyn ladahay falastiin idinkana la mid wsc
Comments are closed.