Daahir Amiin Jeesoow oo ah Gudoomiye kuxigeenka Gudiga Arimaha Gudaha ee Baarlamaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay Wasaarada Arimaha Gudaha ay ugu baaqayaan inay xilka ka qaado Xubnaha gudoomiyeyaasha ah ee iyagu ku guuleysan waayey.
Waxa uu sheegay Xildhibaan Jeesoow inay xaq uleeyihiin in Gudoomiyihii xal ka gaari waayo nabadeynta deegaanka uu maamulo ay wasaarada Arimaha gudaha ku cadaadinayaan in xilka laga qaado.
Hadalka kasoo yeerey xildhibaanka ayaad moodaa in uu yahay mid ku socda gudoomiyaha degmada marka kaasoo beryahan dambe dagaan xoogan kula jiro kooxaha dhaca iyo boobka ku haya gobolka shabeelaha hoose.
Inta badan xildhibanada kama hadlaan dhibaatada shacabka heysata balse waxaa ey xooga saaraan sidey u caawin lahaayeen kooxaha dhul boobka ah ee kasoo guurey deegaanadii ey lahaayeen.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Daafeet.Com
haqa qofna ma dabooli karo hada nahay reer shabelada hoose dadka ku soo duuley dhulkoda oo dhulkeyna hoog in ay ku qataan rabaa ayaga ley dhamaan doono dhul iyo dad dadkada dhamada dadka mesha looga yimid ley joogi dona insha alaah godoomiyaha markana guuleyso aan leenahay dm iyo biimal garabka ay taaganyihin wsc
Ninkan Qabilkisa Afkoda ayuu ku hadley Aweye Xildhibanadi uu dhashtey dhulkasi mey hadlaan
Comments are closed.